2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa ka dhalan kara haddii ay Puntland si buuxda ula wareegto markabka Hubka ah ? Ciidanka ilaalada xeebaha dowlad goboleedka Puntland ayaa saacado ka hor gacanta ku dhigey markabka sida saanad militari oo isugu jirta hub culus iyo gaadiid dagaal oo casri ah, waxaana hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tirada dadka ku dhintay dagaallada ka socda Koonfurta Suuriya oo sii kordhaysa Khasaaraha ka dhashay dagaallada socda gobolka Suweydaa ee koonfurta dalka Suuriya ayaa sii kordhaya, xilli walaac xooggan laga qabo inay xaaladdu faraha ka baxsan oo colaad sokeeye dib u qaraxdo.…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgal ay ciidamadu ka fuliyeen deegaannno ka tirsan Jubbada Hoose Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay howlgal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab oo ay ciidanka gaarka ah ee DANAB iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ka fuliyeen deegaannno ka tirsan gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii ugu dambeeyay ee markab hubka ah ee ay qabatay Puntland Xogo kala duwan ayaa ka soo baxaya markab la sheegay inuu hub sido oo ciidamada Ilaalada xeebaha dowlad goboleedka Puntland ay saacado ka hor ka qabteen aagga magaalada Bareedo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay gurmad gaarsiinayso gobolka Awdal oo abaaro ka jiraan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gurmad degdeg ah gaarsiinayso deegaanno ka tirsan gobalka Awdal ee cirifka waqooyi galbeed ku yaalla, halkaas oo abaar ba’ani ka jirto. Golaha wasiirrada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo duqeymihii ugu adkaa ka fulinaysa xarumaha dowladda Suuriya ee Dimishiq Military-ga maamulka Israa’iil ayaa duqeymihii ugu adkaa ka fuliyay xarumo muhiim ah oo ku yaalla caasimadda Suuriya ee Dimishiq, kuwaas oo ay ku jiraan Wasaaradda Gashaandhigga, Taliska Ciidanka, iyo goobo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa sidee xaaladda Dhahar oo saacado ka hor uu dagaal xooggani ka dhacay ? Xaaladda Dhahar ayaa saaka deggan ka dib markii dagaal xooggani uu shalay gelinkii dambe ilaa xalay ka socday, waxaana magaalada ku wada sugan ciidamadii iska hor imaadku dhex maray oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo DFS oo ku eedeysay dagaalkii maanta ka dhacay Dhahar Dowlad goboleedka Puntland ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeysay dagaal u dhexeeyay laba ciidan oo maanta ka dhacay magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag, balse haatan Puntland aqoonsantahay Haylaan. Wasaaradda arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaaraha ciidanka Israa’iil ka soo gaaraya dagaalka Qasa oo kordhaya Ciidamada maamulka Israa’iil ayaa wajahaya iska caabintii ugu adkayd, ayadoo xoogagga falastiiniyiintu ay si maalinle ah u khaarijinayaan saraakiil sar sare oo militariga Israa’iil ka tirsan. Saacado yar ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Booliiska Soomaaliya oo xiray sargaal lagu eedeeyay inuu jirdiley gabar shacab ah Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in la xiray Mid/le Axmed Nuur Maxamuud, oo ka tirsan ciidanka , kaddib markii lagu eedeeyay in uu ku kacay fal xadgudub ah oo…