1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rabshado ka dhacay doorashadii dhowaan ka dhacday Mozambuque oo weli socda iyo dad ku geeriyooday Rabshado ka dhashay doorashadii horraantii bishii oktoobar ka dhacday Moazambique oo murashaxa xisbiga talada haya ee frelimo la sheegay inuu ku soo baxay ayaa weli dalkaas ka socda, kuwaas oo sababay waxyeello baaxad leh.
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Jubbaland oo kulankii ugu horreeyay la yeeshay xildhibaanadii dhowaan tagey Kismaayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada maamulkaas kulan soo dhowayn iyo sharaf ah ugu sameeyay qeybtii ugu horeysay ee Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ku matala Jubaland.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku dhibaataysnaa dalka Tunisia Dowlada Soomaaliya ayaa dalka ku soo celisay 24 qof oo laga soo badbaadiyey gacanta kooxaha sida sharci darrada ah u dhibaateeya muhaajiriinta ee dalka Tunisia ka hawlgala, waxaana dadka dalka dib ugu soo laabtey ka mid ahaa ilmo ka yar 11 bil.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddoomiyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo magacaabay guddiga diyaarinta xeerarka doorashooyinka Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddi Kumeel gaar ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka kaasoo u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururrada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka iyo sidoo kale soohdimaha.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hay’adaha Xuquuq aadanaha Itoobiya oo sheegtay inay baarayso Xasuuq ka dhacay dalkaas Hay’adda Xuquuqda Aadanaha Itoobiya ayaa Khamiista sheegtay in ay baarayso dil wadareed loo geystay 48 qof, kuwaas oo lagu toogtay gobolka Oromia ee rabshadaha ay ka socdaan, waxayna eedda falkan dusha ka saartay jabhadaha halkaas ka dagaalamaya.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Maxaa ka soo baxay shirkii golaha wasirrada ? Golaha wasiirrada xukuumadda Faederaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii manta diiradda ku saaray dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab, iyo lacag dhaqista.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Japan oo ku 100 milyan oo dollar Soomaaliya ka cafinaysa Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Dowladda Japan ee Dalka Kenya Mr. OGIHARA Hiroshi ayaa maanta si wadajir ah u saxiixay heshiis Dowladda Japan ay ku cafinayso lacag dhan 14-Bilyan oo lacagta Japan ah, doolar ahaan u dhiganta in ka badan Boqol Milyan oo Doolar.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xogihii ugu dambeeyay ee baaritaanka eedaysane Haashim Dhaqane Muxamed iyo kiis kale oo lagu tuhmayo inuu ku lug lahaa Dembi-baarayaasha dalka Kenya ee ku howlan ka sal-gaaridda galdacwadeedka Haashim Dhaqane Muxumed oo loo haysto dilka 3 gabdhood oo isku qoys ahaa ayaa soo bandhigey caddaymo hor leh oo muujinaya dilka gabar kale oo lala xariirinayo inuu ninkaasi ku lug lahaa.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha JFS oo ka qeyb-galay shirka maalgashiga Jarmalka iyo Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay Shirka Maalgashiga Jarmalka iyo Afrika ayaa soo bandhigay fursadaha maalgashi ee ka jira dalkeenna iyo dadaallada dowladda ee horumarka iyo xasilloonida.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sidee dunidu uga falcelisay dib u doorashada Donald Trump? Madaxweynihii hore dalka mareykanka Donald Trump ayaa si yaab leh ugu guuleystay doorashada madaxtinimada Mareykanka, asagoo ka adkaaday haweenaydii la tartamaysay ee kamala Haris.