1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kooxo ciyaal weearo ah oo ka dilaacay magaalada Qardho iyo bulshada deegaanka oo walaac ka muujinaya Qaar kamida ganacsatada iyo dadweynaha ku nool magaalada Qardho ee gobolka bari, dhanka Puntland u ah caasimadda gobolka karkaar ayaa sheegaya in kooxa ciyaal weero ah oo abaabulani ay halkaas ka dilaaceen.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa ka jira in dowladda Talyaanigu ay joojisay dal ku galkii Baasaboorka Soomaaliya? Dowladda Talyaaniga ayaa ku dhawaaqday inay joojisay dal ku galkii ama visihii la siin jiray dadka wata Baasaboorka Soomaaliya ee u socdaalaya talyaaniga.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha JFS oo dhagax dhigey dhismaha xaafado casri ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xaafadda casriga ah ee Xeebta Luulka, taasi oo ay magaalada Muqdisho ka hirgalinayaan ganacsato Soomaaliyeed
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo dib u habayn ku samaynaysa mushaaraadka iyo darajooyinka shaqaalaha rayidka ah Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu weheliyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa shir guddoomiyay kulanka dib-u-habeynta Siyaasadda ku jaan go’an Mushaaraadka iyo Darajooyinka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay ka wada-hadleen Taliyaha ciidanka booliska iyo madaxa howlgallada midowga yurub ee Soomaaliya ? Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa howgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya Kestitis Lancinskas.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Soomaaliya oo deeq waxbarasho siinaysa ardayda dalka Suudaan Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay deeq waxbarasho siinayso ardayda dalka Suudaan ee ay saameynta ku yeesheen colaadaha dalkaas ka holcayaahi.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ka qeyb-galay shirka Baarlamaanka adduunka Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ayaa Magaaladda Geneva ee wadanka Switzerland uga qeybgalay furitaanka kalfadhiga 149-aad Ee Shirka Baarlamaanka Aduunka IPU.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday in dalka la keeno bacaha halka mar la isticmaalo Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa mamnuucday in dhammaan dekadaha dalka laga soo dejiyo bacaha fudud ee halka mar la isticmaalo, taasi oo ay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada Soomaaliya ay horay go’aan uga soo saartay.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka fuliyey deegaanno ka tirsan gobolka Sh/hoose Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan Guutada 7-aad, ayaa howlgallo ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, halkaasi oo ay ku sugnaayeeyn xubno ka tirsan kooxda Alshabaab, sida at sheegtay warbaahinta dowladdu.
1 daqiiqo Sheeko:Aqalka Sare Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo heshiis ka gaaray khilaafkii u dhexeeyay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaare ku xegeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo heshiis ka gaaray khilaafkii maalmahan ka dhex aloosnaa.