2 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Maxaad ka ogtahay sida ay maxkamadaha dalku u shaqeeyaan? Garsoorka wuxuu bixiyaa mid kamida adeegyada ugu muhiimsan ee udub-dhaxaadka u ah nolosha dadweynaha iyo xasilloonida dalka, waxaana si maalinle ah adeeg garsoorid ah ugu doonta boqolaal qof oo qaba dacwado madani iyo ciqaab adagba isugu jira.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Isku dhacyada dhallinyarada Soomaalida ku nool Nairobi oo sii kordhaya iyo dowladda Kenya oo tillaabo qaaday Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa maalmihii la soo dhaafay ka socday falal nabad-gelyada lid ku ah oo ay wadaan dhallinyaro Soomaaliyeed, kuwaas oo hab qabiil u abaabulan, islamarkaana hayb ahaan u beegsanaya shaqsiyaadka beelaha kale ka soo jeeda ee ay ku tuhmaan inay qof ay ayaga is xigaan dhaliilaan
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan gaar ah la yeeshay dhiggiisa Shiinaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay Madaxweynaha Shiinaha, Mudane Xi Jinping, Madaxtooyada Beijing.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay dhiggiisa Kenya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya Mudane William Ruto, inta uu socday shir-madaxeedka iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) ee ka qabsoomay magaalada Beijing
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xiisaddii ka dhalatay hadalkii xildhibaanada koonfur galbeed oo la xalliyay Maalmihii la soo dhaafay waxaa taagnayd Xiisad ka dhalatay hadal ay jeediyeen mudaneyaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda deegaanada koonfur galbeed, kuwaas oo sheegay in ciidamada Itoobiya ay dalka, gaar ahaan gobollada ay matalaan abaal ku leeyihiin oo wax badan oo arrimaha nabad-gelyada la xariira ay u qabteen
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashandhigga XFS oo qaabilay wefdi ka socda Ururka bariga iyo bartamaha Afrika Wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cali Cabdi ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay wafdi saraakiil ah oo ka socda ururka bariga iyo bartamaha Afrika ee ay Soomaaliya xubinta ka tahay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha CXD oo ka qeyb-galay taageerada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Taliyaha ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa maanta ka qeyb-galay shir looga hadlayay taageerada ciidamada qalabka sida, waxaana shirkaan diirada lagu saaray sidii loo xoojin lahaa garab istaaga Ciidamada Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Aqalka Sare Guddoomiyaha aqalka sare oo kulan la yeeshay Danjiraha Qatar Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya, Mudane Dr. Cabdallag Bin Saalim Alnuceymi
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisad ka dhex taagan Mareykanka iyo Venezuela iyo askar madax furasho loo haysto Masuuliyiinta dalka Venezuela ayaa xiray askari ka tirsan ciidamada badda Mareykanka oo ku socdaalayay dalalka Latin America, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha wasaaradda Gaashandhigga Mareykanka ee Pentagon-ku.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Maxaa diiradda lagu saaray shirka Golaha Wasiirrada XFS? Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa kulankaas waxaa looga hadlay ilaalinta madax-bannaanida, wadajirka ummadda Soomaaliyeed, amniga iyo la dagaallanka kooxda Alshabaab.