1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka In ka badan 30 qof oo ku dhintay duqeymo ay Mareykanka iyo Ingiriis-ku ka fuliyeen dalka Yemen Warbaahinta xiriirka la leh kooxda Xuutiyiinta ee Ansar Allah ayaa sheegtay in khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawacba lihi uu ka dhashay duqeymo ay Mareykanka iyo xulafadiisu ka fuliyeen dalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya oo sirdoonka Soomaaliya ku eedeysay inay weerar ka geysteen dalkeeda Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidan ka tirsan hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ay weerar khasaare dhaliyay ka geysteen gudaha dalkeeda. Sarkaal ka tirsan Booliska Kenya ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Shiinaha oo ka digey xariirka Soomaaliland iyo Taiwan Shiinaha oo ka digey xariirka Soomaaliland iyo Taiwan Dowladda Shiinaha ayaa Somaliland uga digey Xiriirka ay la leedahay Taiwan oo Beijing ay u aragto qeybta kamid ah dalkeeda. Safiirka Shiinaha…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa looga hadlay kulanka Wasiirka amniga XFS iyo danjiraha Turkiga? Maxaa looga hadlay kulanka Wasiirka amniga XFS iyo danjiraha Turkiga? Wasiirka Amniga ee XFS, Cabdullaahi Sheekh Ismaacil (Fartaag), ayaa kulan afur ah kula qaatay magaalada Muqdisho Safiirka Dowladda Turkiga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maamulka Trump oo qorshaynaya in dalal ay Soomaaliya kamid tahay laga mamnuuco tagidda Mareykanka Maamulka Trump ayaa Soomaaliya ku daray liiska dalalka la qorshaynayo in dadkooda laga mamnuuco gelitaanka Mareykanka, sababa la xariira xaaladaha nabad-gelyo ee ka jira. Dalalka la qorshaynayo in dadkooda laga…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Mareykanka iyo Israa’iil oo Soomaaliya iyo Suudaan ku cadaadinaya inay qaabilaan Falastiiniyiinta qasabka lagu barakicinayo Sida uu qoray wargeyska Jerusalem post Maamulka Trump iyo Israa’iil ayaa Soomaaliya,Soomaaliland, iyo Suudaan kala hadlay in dalalkooda la dejiyo dadka ku nool marinka Qasa ee la doonayo in dhulkooda…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray tartanka Quraanka ee bisha Ramadaan Madaxweyne Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa abaal marinno lacageed guddoonsiiyey halyeeyada kaalimaha hore ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya iyo Israa’iil oo ka wada-hadlay la dagaallanka Alshabaab Wasiirka arrimaha dibadda ee Israa’iil Gideon Saar ayaa Arbacadii magaalada Qudus kula kulmay dhiggiisa Itoobiya, Gedion Timothewos, iyagoo ballan qaaday inay xoojinayaan xiriirka labada dhinac ee ammaanka, beeraha iyo arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Maxkamad ku taalla garoowe oo xukun adag ku ridday nin dhowaan jirdiley wiil yar oo Yemeni ah Maxkamada Darajada 1aad ee Gobolka Nugaal ayaa xukun adag ku ridday nin dharka Ciidamada xirnaa oo dhowaan goob fagaare ah ku jirdilay wiil yar oo qaxooti yemeniya ah. Maxkamadda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Turkiga oo si adag uga hadlay dagaallada ka socda dalal ay Soomaaliya ka mid tahay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si adag uga hadlay dagaallada iyo xaaladaha ay wajahayaan dalal dhowr ah oo ay Soomaaliya ku jirto. “Gobolku waxa uu marayaa xaalad adag,…