1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh muxuu kala hadlay culimada Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, isaga oo la wadaagay muhiimadda isku xirnaanta culimada, shacabka iyo dowladda oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Mareykanku uu dib u fasaxay dhaqaalihii uu Soomaaliya ku taageeri jirey Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Mareykanku uu dib u fasaxay deeqihii maaliyadeed ee uu Soomaaliya siin jirey, islamarkaana lacag ka badan bilyan barkii uu sanad walba ku bixin doono amniga…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeer ugu tagey ciidamada ku sugan furimaha hore ee dagaalka Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ku sugan furimaha dagaalka ayaa kormeeray aagagga ay ciidamadu ku suganyihiin ee kala ah Qurac-madoobe, warciise iyo Aqab-duco. Saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo qorshaynaya inuu meesha ka saaro cunaqabateynadii uu Mareykanku horay u saaray Ruushka Maamulka Trump ayaa qorshaynaya inuu meesha ka saaro cunaqabateynadii uu Mareykanku horay u saaray dalka Ruushka sida laga soo xigtay saraakiil ka ag dhow aqalka cad. Shabakadda Bloomberg oosoo xigatay…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo haweenka Soomaaliyeed ku bogaadiyey kaalinta ay ku leeyihiin dib u dhiska dalka iyo dagaalka Alshabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan afur ah ku maamuusay qaar kamida haweenka Soomaaliyeed, munaasabad 8-da Maarso oo ah Maalinta Haweenka Adduunka awgeed ayaa ku bogaadiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Itoobiya oo ciidamadii ugu badnaa ku soo daabulaysa deegaanada Hirshabeelle Sida ay qortay warbaahinta gudaha Itoobiya ciidamadii ugu badnaa oo ka tirsan militariga dalkaas ayaa la soo dhoofay soohdinta Soomaaliya iyo Itoobiya, gaar ahaan dhinaca gobolka Hiiraan. Ciidamadan ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab CXD iyo kuwa deegaanka oo dagaallo ka dhacay shabeellada dhexe ku diley 20 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-shabaab Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya xoogagga deegaanka ayaa guullo waaweyn ka sheegtay dagaal ka dhacay Deegaanka Boos Hareeri ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidanka oo la sheegay inay heleen xogta…
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Xukuumadda Soomaaliya oo soo saartay go’aamo adag oo ka dhan ah dadka faafiya wararka been abuurka ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta digniin culus ka soo saaray faafinta wararka khatar gelin kara amniga qaranka iyo baahinta wararka been abuurka ah. Golaha Wasiirada ayaa uga digay…
1 daqiiqo Sheeko:War Mareykanka oo joojiyay xogihii Sirdoonka ee uu la siin jiray Ukraine Xilli Mareykanku uu dhowaan hakiyay taageeradii militari ee Ukraine ayaa sidoo kale Washington waxay aqaaday tallaabo kale oo ah inay joojisay xogihii sirdoon ee ay la wadaagi jirtay xukuumadda Kiev.…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Diyaaradaha dagaalka Itoobiya oo duqeymo ka fuliyay gobolka shabeellada dhexe Diyaarado dagaal oo ay leedahay Itoobiya ayaa duqeymo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka shabeellada dhexe ee dowlad goboleedka Hirshabeelle sida ay sheegtay warbaahinta dalkaasi.…