1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliland oo su kulul uga jawaabtay eedaymo uga yimid dhinaca Puntland War saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa lagu sheegay in nabadgelyadu ay ra’sumaal u tahay, sidoo kale ay caan ku tahay xasillooni, islamarkaana Soomaaliland ay u taagan tahay…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Jubbaland oo ku baaqday in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab Jubbaland ayaa ku baaqday in si wadajir ah loo wajaho dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka socda gobollada dalka, ayadoo si weyn u bogaadisay howlgallada ay ciidanka xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:War Trump oo sheegay in madaxweynihii ka horreeyay uu ahaa kii ugu xumaa ee dalkaas soo maray Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in madaxweynihii uu xilka kala wareegay Joe Biden uu ahaa hoggaamiyihii ugu xumaa ee soo maray taariikhda dalkaas. Trump wuxuu Biden ku eedeeyay inuu…
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa muxuu diiradda ku saaray khudbaddii uu ka jeediyey shir madaxeedka Jaamacadda Carabta? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta ka qaybgalay kulan ay isugu yimaadeen madaxda ururka Jaamicadda Carabta oo ka dhacay magaalada Qaahira. Shirkan ayaa si…
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA AMMAANKA Golaha ammaanka qaramada Midoobey oo cusboonaysiiyay cunaqabateynta hubka ee saaran Alshabaab Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dib u cusbooneysiiyay xayiraadihii uu horay u saarayd kooxda Al Shabab, wuxuuna dalalka dunida ugu baaqay inay ka hortagaan shixnadaha hubka ah ee sida…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maamulka Trump oo hakiyay taageeradii militari ee Maraykanku siin jirey Ukraine Maamulka Trump ayaa hakiyay dhammaan gargaarkii militari ee Mareykanku uu siin jiray Ukraine, sida ay sheegtay warbaahinta Mareykanka oo soo xiganaysa saraakiil ka tirsan aqalka cad ee dalkaas looga taliyo.…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxda Jaamacadda Carabta oo kulan degdega ah maanta ku yeelanaya magaalada Qaahira iyo Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeyb-galaya Madaxda dalalka Jaamacadda Carabta ayaa maanta kulan degdeg ah ka yeelanaya xaaladda marinka Qasa, iyo sidii looga falcelin lahaa damaca Mareykanka iyo Israa’iil ee lagu doonayo in lagu barakiciyo dadka…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay agaasimaha xaafiiska hormarinta reer miyiga iyo ku xigeenkiisa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Agaasimaha iyo Agaasime ku-xigeenka Xarunta Qaran ee Horumarinta Reer Miyiga iyo Xalka Waara. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa Marwo Sahra…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka maaliyadda oo kulan la qaatay wefdi ka socda Midowga Yurub Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Wafdi ka socda Midowga Yurub oo ay hogaaminaysay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Ms. Karin Johansson iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo la kulmay wefdi sare oo ka socda dowladda Masar Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin sare oo ka socday dowladda Masar, kuwaas oo magaalada Muqdisho soo gaaray. Kulan gaar ah…