1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Maxaa looga hadlay kulanka Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo James Swan ? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in miisaaniyadda dalku ay labadii sanoo la soo dhaafay si weyn u korortay Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in miisaaniyadda dalku ay labadii sanoo la soo dhaafay si weyn u korortay markii loo eego kuwii ka horreeyay oo aad uga hooseeyay. Wasiirka Maaliyadda Xukumadda…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay hawada ka saartay in ka badan 10 shabakad warbaahineed oo Alshabaab taageeri jirey Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xirtay ilaa iyo 12 shabakadood oo warbaahin ah, kuwaas oo kooxda Al-Shabaab lahayd, sida ay sheegtay warbaahinta dowladdu. Dowladda ayaa sidoo kale horay u xirtay…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Puntland oo tillaabo adag ka qaaday askari ku xadgudbay wiil yar oo qaxooti ah Dowlad goboleedka Puntland ayaa qaaday tillaabo adag oo ka dhan ah fal uu geystay askari ka tirsan Ciidanka nabad-gelyadu, kaas oo baraha bulshada ka soo muuqday asagoo ulaynaya wiil yar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Hirshabeelle oo si adag u cambaareeyay qarixii kq dhacay Beledweyne Madaxweynaha Hirshabeelle Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii ay kooxda Alshabaab ka geysteen magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, asagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Duqeymo Imaaraadku ka fuliyay gobolka Bari oo waxyeello ka soo gaartay dad rayid ah Wararka ka imaanaya buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa sheegaya in duqeymo diyaaradeed oo dowladda Imaaraadka Carabta ay fulisay waxyeello xooggani ka soo gaartay dad reer miyi ah oo aaggaas…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in sahmintii shidaalku ay heer gabangabo ah marayso Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in inta badan sahmintii shidaalka ee Turkigu uu Soomaaliya ka wadday ay soo gabagabowday, islamarkaana boqolkiiba 70 la ogaaday xogtii la raadinayay. Wasiirka Shidaalka Soomaaliya, Daahir…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Waa kuma Xildhibaanka 6 bilood la la’aa ee hadda dib ula midoobay qoyskiisa ? Xubin ka tirsan baarlamaanka ismaamulka Wajeer oo lagu magacaabo Yuusuf Xuseen Axmed, oo la waayay Sebtembar 2024 ayaa dib ula midoobay qoyskiisa sida ay xaqiijisay warbaahinta gudaha Kenya. Xildhibaanad laga…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka oo dalka oo howlgal ay ka sameeyeen shabeellada hoose ku diley hoggaamiye sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 143-aad ee guutada 14-ka October ayaa howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ku ku dilay madixii kooxda Al-Shabaab uqaabilsanaa Sakawaadka iyo Sahanka deegaanka Beledul-amiin…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino DFS oo sheegtay in booqashadii madaxweynaha Soomaaliland uu Imaaraadka dhowaan ku tagey aysan xariirka labada dal waxba ka badelayn Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in xariirka ay la leedahay dalka isku tagga Imaaraadka carabtu uu aad u wanaagsanyahay, islamarkaana aanu wax ka badelayn booqashadii heerka sare ahayd iyo marti-qaadkii madaxweyne…