1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in xukuumaddu ay u guuri doonto furimaha dagaalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg-deg oo looga hadlayo amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran iyo dagaalka Alshabaab. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab NISA oo sheegtay inay dishay in ka badan 80 xubnood oo Alshabaab ah Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa sheegtay in howlgallo duqeyn ah oo laga fuliyay nawaaxiga deegaannada Sabiid iyo Caanoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose lagu diley 82 xubnood oo…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmada cadale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Cadale ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle, halkaas oo uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullahi Xuseen, masuuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shiinaha oo si adag u cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka waddo Qasa Ergeyga Joogtada ah ee Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay, Fei Cong, ayaa cambaareeyay weerarrada ay Israa’iil ku hayso Marinka Gaza, isagoo ku baaqay in la sii wado hirgelinta xabbad-joojintii u…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaad ka ogtahay heerarkii ay soo martay sameynta kaarka aqoonsiga qaranku ? Soomaaliya waxa ay 35-kii sano ee u dambeeyay haystay aqoonsi la’aan keentay dhibaatooyin maamul, dhaqaale, siyaasadeed, iyo kuwo amni oo caqabad ku noqdey dowladnimada iyo horumarka. Sidaas darteed dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgallo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay shabeellada dhexe Sida lagu sheegay war saxaafadeed ay soo saartay dowladdu Ciidanka xoogga dalka ayaa hawlgal si weyn loo qorsheeyay oo ay ku fuliyeen gobolka Shabeellaha Dhexe waxay ku beegsadeen xubno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Iran ka dalbaday wada-hadal dublumaasiyadeed Madaxweyne Donald Trump, ayaa warqad uu u diray hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei, asagoo ka dalbaday wada xaajoodka heshiis cusub oo ku saabsan Nukliyeerka ah dalkaasi sameysanayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxaa looga hadlay kulanka madaxweyne Xasan Sheekh uu la qaaday madaxda Hirshabeelle iyo saraakiisha Ciidanka? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku hoyanaya jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ayaa kulan kula qaatay magaalada Moqokori Hoggaanka Hirshabeelle iyo saraakiisha…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray furimaha dagaalka ee degmada Aadan Yabaal Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan Degmada Aadan Yabaal oo uu ka hoggaaminayo hawlgallada ka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay furimaha dagaalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u ambabaxay jiidaha hore ee dagaalka Alshabaab, si uu garab-istaag ugu muujiyo mujaahidiinta Ciidamada Qalabka Sida iyo halgameyaasha dadka deegaanka. Inta…