1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay diyaar u tahay in Itoobiya ay Dekadaha ganacsi ahaan u adeegsato Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay kulan dadweyne, islamarkaana ka jawaabayay su’aalo madashaas lagu weydiiyay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in Itoobiya ay wax kala soo degto oo adeegsado dekadaha
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koox hubaysan oo 11 askari oo Booliiska Pakistan ka tirsan ku dishey weerar dhabba-gal ah Kooxd dabley ah ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday kolonyo booliis ah oo ku sugnaa bariga gobolka Punjab ee dalka Pakistan, halkaasi oo ay ku dileen ugu yaraan 11 askari, 7 kalana waa ay ku dhaawaceen, sida ay masuuliyiinta dalkaasi sheegeen.
1 daqiiqo Sheeko:TAARIIKH NOLOLEED Sooyaalkii wariye Cali Maxamed Guutaale Allaha u naxariistee Waxaa saacado ka hor Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Cali Maxamed Guutaale (Cali Qumeyni) oo ahaa rugcaddaa saxaafadeed oo Muddo dheer ku soo jiray Xirfadda warbaahinta, islamarkaana kamid
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ra’iisul Wasaaraha XFS oo sheegay in cidanka xoogga dalku ay Al-Shabaab ka dileen in ka badan 5 kun oo dagaalame. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan dadweyne su’aalo lagu weydiiyay ka warcelinayay ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanku ay qaadeen in ka badan 978 weerar intii lagu jiray wajigii koobaad ee dagaalka
1 daqiiqo Sheeko:War Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo tababar u soo xiray Saraakiil ka howgali doona bar-xuduudeedyada. Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa maanta tababar u soo xirtay 15 saraakiil ka kala socotay Hay’adaha kawada howlgala bar-xuduudeedyada dalka oo kala ah HSJ, Booliiska, Kastamka iyo Caafimaadka.
1 daqiiqo Sheeko:War Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo tababar u soo xiray horinka ka tirsan kooxda banda Music. Taliye xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaliyeed S/Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed( Kaniif ) Ayaa Tababar usoo Xirey horin Ka tirsan Ciidanka Music-kada Boliiska, kuwaas oo muddo tababar ugu xareysnaa Akadeemiyada
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Khaatumo oo mamnuucay in hub lagu dhex qaato magaalada Laascaanood. Maamulka ku meelgaarka ah ee SSC-Khaatumo ayaa mamnuucay in magaalada Laasocaanood lagu dhex qaado Hubka nuucyadiisa kala duwan, sida lagu sheegay war saxaafadeed
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka arrimaha dibadda XFS Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay waxa sababay inay fashilmaan wada-hadalladii Ankara. Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa faahfaahin ka bixiyay sababaha keenay inay natiijo la’aan ku soo dhammaadaan wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee magaalada Ankara, gaar ahaan wajigii labaad.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Hay’adda NISA oo tagey goob ay ciidamadu Baabuur Qarax ah ku fashiliyeen. Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa tegay xaafadda Arbacow ee deegaanka Ceelasha Biyaha, halkaas oo ciidanka NISA ay saakay ku fashiliyeen labo gaari oo walxaha qarxa ku rarnaa, islamarkaana la sheegay inay ku soo wajahnaayeen magaalada Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul wasaaraha XFS oo dhagax dhigay dhismaha xarun cusub Baasaboorka laga qaadan doono Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax dhigay xarunta cusub ee Baasaboorada oo laga hirgelinayo Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho.