1 daqiiqo Sheeko:War Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo laan cusub ka furatay magaalada Feer feer. Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa laan cusub ka furatay magaalo soohdimeedkw Feer-Feer ee gobolka Hiiraan, waxaana munaasabad xarig jar ah oo halkaas lagu qabtay ka hadlay masuuliyiin kala duwan.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Xogyahaya joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul wasaaraha oo Shir guddoomiyay kulan ku saabsan qorshaha isbadelka qaranka. Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, mudane Kamaal Guutaale , ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo loogu diyaar garoobayo shirweynaha
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiye ku xegeenka labaad ee Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka. Guddiga joogtada ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa sideedaad ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee
1 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Maaliyadda XFS oo war ka soo saartay qiimaha canshuuraha ganacsiyada. Wasaaradda maaliyadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war cusub oo
1 daqiiqo Sheeko:War Taalibaan oo si la yaab leh ugu dabbaaldegtay Seddax sano guuradii ka soo wareegtay markii ay xukunka qabsadeen. Maamulka Talibanka ee dalka Afgaanistaan ayaa u dabaaldegay seddex sano oo ay xukunka hayeen, ayagoo dhoolatus militari oo
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo shir guddoomiyay Kulan looga hadlayay u gurmashada dadkii ku Hanti beelay dabkii Suuqa Jowhar. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa guddoomiyey shir loogu gurmanayo ganacsatadii ku
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul wasaaraha XFS oo xaafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safaaradda Sucuudiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii hayaha safaaradda Suudaan ee
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Markab dagaal ooTurkigu leeyahay oo soo gaaray Xeebaha Jabuuti. Markab dagaal oo ciidamada Badda ee dalka Turkiga ay leeyihiin, laguna magacaaboTCG KINALIADA ayaa gaaray dalka Jabbuuti, isaga oo ku guda jira howlgal uu ka wado Badda
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo kulan la yeeshay safiirka dalka Ingiriiska Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kulan kula qaatay safiirka Dowladda ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis.