1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ra’iisulwasaare ku xigeenka XFS oo guddoomiyay shir ku saabsan xasilinta deegaanada Hirshabeelle Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shir ku saabsan Xasillinta Deegaannada Hirshabelle oo uu goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Dowla
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Goobaha ganacsiga intooda badan oo ka guuray akoonadii iyo numberadii lagu yaqaanay Xilli dhowaan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay hirgelisay hannaanka canshuuraha iibka oo ah qidmad ka go’aysa labada dhinac ee wax kala iibsanaya gaar ahaan macmiilka alaabta gadanaya ayaa inta badan goobaha ganacsiga
1 daqiiqo Sheeko:War Muxuu wasiirka maaliyaddu ka yiri cabashada ganacsatada Muqdisho? Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa waxaa xirnaa qeymo kamida suuqa weyn ee Bakaaraha, waxayna ganacsata qaarkood oo halkaas dibedbax tamasho ah ka dhigey
1 daqiiqo Sheeko:War Xamaas oo diiday heshiis xabbad-joojin ah oo Maraykanku ku dhawaaqay. Xamaas ayaa Mareykanka ku eedaysay inuu Israa’iil wakhtiga u dheeraynayo si ay u sii wado xasuuqa dadka marinka Qasa, wuxuuna hadalkani yimid ka dib markii xoghayaha arrimaha dibadda Antony Blinken uu ku dhawaaqay in ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin
1 daqiiqo Sheeko:War Muxuu yahay gefka uu Raali-gelinta ka bixiyay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya ?. Danjiraha dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis ayaa raali-gelin buuxda ka bixiyay hadal uu dhowaan yiri oo ay dowladda Soomaaliya si weyn
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maraakiib Dagaal oo Shiinaha iyo Filibiin ay leeyihiin oo isku dhacay Maraakiibta dagaalka Shiinaha iyo Filibiin ayaa isku dhacay xilli ay gaaf wareegayeen aag badeed lagu muransanyahay ee
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay cabashadii baajaajleyaasha Muqdisho Ayadoo labadii todobaad ee la soo dhaafay wadeyaasha gaadiidka loo yaqaanno Bajaajtu ay dhigeen dibedbaxyo cabasho ah oo ku saabsanaa qidmadda oggolaansha darawalnimo oo lagu kordhiyay ayaa waxaa arrintaas qodobo xal u ah soo saaray wasaaradda gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ururka shaqaalaha diyaaradaha Kenya oo dib u dhigey shaqo joojin laba todobaad ah oo ay maanta billaabi lahaayeen. Ururka ugu weyn ee shaqaalaha duulimaadyada dalka Kenya ayaa dib u dhigay shaqo joojin socan doonta muddo laba todobaad ah, taas oo ay horay ugu dhawaaqeen inay
1 daqiiqo Sheeko:War Suuqa Bakaaraha oo Saaka Xiran, wax ka Ogow Sababta suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaroo ayaa saaka xiran, ayadoo hal iridoo ganacsi aanay halkaas furanayn, taas oo ka dhalatay shaqo joojin ay ku dhawaaqeen ganacsatada
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka wax ka ogow canshuurta iibka iyo dadka ay ku waajibayso. Canshuurtani ma aha mid dunida ku cusub oo dalalka caalamka intooda badan oo ay kuwa derisku kamidyihiin way ka jirtaa, waana qidmad loogu talo-galay in lagu xoojiyo