2 daqiiqo Sheeko:War Diyaarad Turkiga laga leeyahay oo ku burburtay xuduudda Azerbaijan iyo Georgia Xogo cusub ayaa soo baxaya diyaarad ay leedahay dawladda Turkigu oo nuuceedu yahay AC-130, taas oo ku burburtay xadka u dhexeeya dalalka Azerbaijan iyo Georgia, xilli ay ku sii jeeday gudaha dalka Turkiga, sida ay xaqiijiyeen saraakiil amnigu.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay dhiggiisa Aljeeriya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii Labaad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Aljeeriya ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyay Qasriga Almuradiya, halkaas oo uu ku qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Aljeeriya Mudane Cabdulmajiid Tabbuun.
4 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Xiisadda ka dhalatay barnaamijka E-Visa oo meel adag gaartay iyo Soomaaliland oo qaatay tillaabooyin culus Xiisad adag ayaa ka dhalatay hirgelinta barnaamijka E-Visa ee ay dowladda federaalka Soomaaliya dhowaan si rasmi ah uga dhaqan gelisay guud ahaan dalka, taasoo qayb ka ah dadaallada lagu casriyeynayo nidaamka socdaalka iyo soo gelitaanka dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Turkiga oo dhexdhexaadinaya Pakistan iyo Afghanistan Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in wasiirrada arrimaha dibadda, difaaca iyo madaxa sirdoonka ee dalkiisa ay toddobaadkan safar rasmi ah ku tegi doonaan dalka Pakistan, si ay ugala hadlaan dadaallada socda ee lagu doonayo in dib loogu bilaabo wada-hadallada nabadda ee u dhexeeya Pakistan iyo Afghanistan.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afduubyada dadka iyo dagaal beeleedyada gobollada galguduud oo sii kordhaya Wararka ka imanaya waqooyiga gobolka Galgaduud iyo deegaannada ku dhow xuduudda u dhaxaysa Hiiraan iyo Galgaduud ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan falalka afduubka haweenka iyo carruurta, iyadoo xaalad murugsani ay halkaas ka taagan tahay
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka RSF oo lagu eedeeyay inay gubeen meydadka ay xasuuqeen Ururka Dhakhaatiirta Suudaan ee SDN ayaa ku eedeeyay ciidamada RSF inay ku hawlan yihiin isku day naxdin leh oo ay ku doonayaan inay ku qariyaan caddeymaha xasuuq ballaaran oo ay ka geysteen magaalada El-Fasher ee gobolka Darfur.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo baaq nabadeed ka soo saartay colaadaha ka jira qaybo ka mid ah dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay baaq nabadeed oo ku aaddan colaado iyo beegsi ka dhan ah diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo dhowaan ka dhacay qaybo ka mid ah dalka.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweynaha Jabuuti oo markii lixaad isu sharraxay xilka madaxtinimada Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si rasmi ah mar kale isu sharraxay xilka madaxtinimada dalkaas, isagoo markan u tartamaya muddadii lixaad tan iyo markii uu talada dalka qabtay sannadkii 1999-kii.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shirka 21-aad ee madasha iskaashiga cuntada iyo beeraha Afrika Shirka 21-aad ee Madasha Iskaashiga Barnaamijka Horumarinta Cuntada iyo Beeraha Afrika ayaa saacado ka hor si rasmi ah uga furmay magaalada Kigali ee dalka Rwanda.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowlad goboleedka KGS oo war ka soo saartay ninkii lagu gubey wanlweyn Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay falkii argagaxa lahaa ee ka dhacay deegaanka Dadumaay, oo ku yaalla duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose.