Soomaaliya ayaa wajahaysa marxalad cusub oo xasillooni amni iyo siyaasadeed ah, taas oo aad uga wanaagsan xaaladihii uu dalku soo maray 20-kii sano ee la soo dhaafay, waxayna dowladdu qaaday tillaabooyin badan oo lagu adkaynayo nabad-gelyada iyo xoojinta hay’adaha maamulka.