2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay ku heshiiyeen DFS iyo xubnaha ka baxay madasha samata-bixintu ? Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha ka baxay Madasha Samatabixinta ayaa heshiis hordhaca ka gaaray qaab-dhismeedka siyaasadeed ee mustaqbalka dalka, ka dibna shir jaraa’id oo ay si wadajir ah uga soo muuqdeen masuuliyiin ka kala tirsan labada dhinac.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Dowladda Soomaaliya oo lacag ku dhow hal milyan oo doolar ugu deeqday dadka ay Abaaruhu ku saameeyeen gobolka Awdal Dowladda Soomaaliya ayaa lacag ku dhow hal milyan oo doolar ugu deeqday dadka ay Abaaruhu ku saameeyeen deeganno ka tirsan gobolka Awdal, ayadoo la filayo in deeqdaas dhowaan la gaarsiin doono bulshadii loogu talo-galay.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Maxaa laga ogyahay safarka Ra’ïisul Wasaare Xamse uu ku tagayo Shiinaha? Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta safar rasmi ah ugu baxay dalka Shiinaha, ayadoo socdaalkiisa ay dowladda Soomaaliya ku sheegtay mid muhiim u ah xoojinta xariirka labada dal.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo qiray in hannaanka shaqaalaysiinta dowladda ay wax badani ka qaldanyihiin Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay munaasabad lagu soo xirayay barnaamijka isla xisaabtanka Xukuumadda ayaa si weyn u dhaliilay habraaca iyo hannaanka lagu qaado shaqaalaha dowladda, asagoo sheegay in eex iyo musuq baasni uu jiro.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo xiray barnaamijka la xisaabtanka Xukuumadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta soo xiray Barnaamijka Isla-Xisaabtanka Xukuumadda Dan Qaran ee uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, kaas oo lagu qiimeynayey qorsheyaasha iyo ballamaha hirgelay ee Xukuumadda.
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay garoonka diyaaradaha Muqdisho ku qabatay 48 jawaab oo maan-dooriye ah Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay garoonka diyaaradaha Muqdisho ku qabatay 48 jawaab oo maan-dooriye ah, ayadoo sheegtay inay in halis weyn ay bulshada ka badbaadisay.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh nololeedka guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Waqooyi bari Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan. Magaalada Laascaanood ayaa maanta loogu doortay Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada dowlad-goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha JFS oo hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Waqooyi bari Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-xasan oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Doorashada guddoonka Waqooyi Bari oo saaka lagu maanta lagu inay ka qabsoonto Laascaanood Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa saaka lagu wadaa in ay si rasmi ah uga qabsoonto doorashada guddoomiyaha iyo ku-xigeennada Golaha Wakiillada maamulka Waqooyi Bari.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump oo ciidamada Israa’iil ugu baaqay inay qaadaan tillaabo degdeg ah si la haystayaasha loo soo furto Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in xaaladda Gaza ay tahay in si degdeg ah loo soo afjaro, isagoo ku baaqay in ciidamada Israel ay tallaabo degdeg ah qaadaan si ay u soo furtaan dadka la haysto