2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya oo xoojinaysa xariirka ay la leedahay dalalka Urur Goboleedka Koonfur Bari Aasiya Dowladda Soomaaliya ayaa wadda dadaalo ay ku xoojinayso xariirka dublumaasiyadeed iyo iskaashiga ay la leedahay dalalka dunida, asagoo sidoo kale wada-shaqayn xoogan la yeelanaysa ururrada caalamiga ah iyo hay’adaha waaweyn.…
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo loogu baaqay in soo dhowayso maamulka cusub ee Waqooyi bari Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ka hadlay dhismaha maamulka cusub ee Waqooyi bari Soomaaliya ayaa Xukuumadda Siciid Deni ugu baaqay in aysan dhib u arkin jiritaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Canada oo Qorsheyneysa Inay Aqoonsato Dawladda Falastiin Ra’iisul Wasaaraha Canada, Mark Carney, ayaa Arbacadii ku dhawaaqay in dalkiisu qorsheynayo inuu aqoonsado Dowladda Falastiin, inta uu socdo shirwaynaha Qaramada Midoobay ee bisha Sebtembar, iyadoo cadaadis dheeraad ah la…
3 daqiiqo Sheeko:War Maxaad ka ogtahay Sooyaalka fog ee cabidda Qaxwada iyo meelaha laga soo saaro? Qaxwadu waa Cabbitaan bun la shiiday laga sameeyo oo kulul, kaas oo badanaa subaxda hore iyo galabtii shaah ahaan loo cabbo . Magaca cabitaankan waxaa laga soo minguuriyay Afka Carabiga…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka cusub ee deegaannada SSC oo lagu dhawaaqay iyo DFS oo aqoonsatay Ka dib muddo uu shirar ka socdeen magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, waxaa si rasmi ah loo shaaciyay magaca, astaanta, iyo calanka maamulka deegaannadaas kamid noqanaya dowlad goboleedyada dalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliland oo ku baaqday in loo gurmado dadka abaartu saamaysay Madaxweynaha Soomaaliland oo ka hadlay abaaraha ka jira qaar kamida deegaannadaa gobollada xeebaha dhaca ayaa sheegaya in abaaruhu ay saameyn ku yeesheen laga soo billaabo Lawyada caddo oo gobolka Awdal…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhulgariir xooggan oo ku Dhuftay Xeebaha Ruushka Dhulgariir cabbirkiisu gaarayo 8.8 magnitude ayaa si weyn u ruxay xeebaha Kamchatka Peninsula ee bariga fog ee dalka Ruushka, subaxnimadii Arbacada, iyadoo uu sababay burburka dhismeyaal ah, waxayna hirarka baddu…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa laga yaqaannaa diyaaradda Airbus A320 ee Soomaaliya ay soo iibsatay ? Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay soo iibsatay laba diyaaradood oo nuucoodu yahay Airbus A320, kuwaas oo ku howlgeli doona magaca iyo calanka qaranka, islamarkaana dib loogu howlgelin doono shirkaddii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada-hadlay xoojinta iskaashiga amni ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa ka wada-hadlay xoojinta iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo hormarinta kaabayaasha hay’adaha ammaanka oo dhanka Soomaaliya muhiim weyn u leh. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay ka dhigantahay soo celinta Somali airlines? Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay 34 sano ka dib dhowaan ay dib u howlgelin doonto diyaaraddii qaranka ee Somali airlines, waxaana arrintaas warbaahinta u sheegay wasiirka gaadiidka iyo duulista…