1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaaraha ciidanka Israa’iil ka soo gaaraya dagaalka Qasa oo kordhaya Ciidamada maamulka Israa’iil ayaa wajahaya iska caabintii ugu adkayd, ayadoo xoogagga falastiiniyiintu ay si maalinle ah u khaarijinayaan saraakiil sar sare oo militariga Israa’iil ka tirsan. Saacado yar ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Booliiska Soomaaliya oo xiray sargaal lagu eedeeyay inuu jirdiley gabar shacab ah Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in la xiray Mid/le Axmed Nuur Maxamuud, oo ka tirsan ciidanka , kaddib markii lagu eedeeyay in uu ku kacay fal xadgudub ah oo…
3 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dhaqdhaqaaqa Badda Raadinta Itoobiya iyo Qorsheyaasheeda Qarsoon ee Soomaaliya & Ereteriya Itoobiya waa dal ku yaalla Bariga Afrika oo aan bad lahayn tan iyo 1993 xilligaas oo ay Ereteriya madax-bannaanideeda ka qaadatay, islamarkaana ay noqatay dowlad xiran. Tan iyo xilligaas, Itoobiya…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Diiwaangelinta Doorashada Qof iyo Cod oo Si Rasmi ah uga Bilaabatay Jowhar Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah looga daahfuray diiwaangelinta dadweynaha ee doorashooyinka qof iyo cod ah. Tallaabadan ayaa ah mid muhiim u ah geeddi-socodka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Militariga Israa’iil oo qirtay inay si bareer ah u duqeeyeen haween iyo carruur ku sugan Qasa Militariga maamulka Israa’iil ayaa qirtay inay diyaarado aan duuliye lahayn ku weerareen dadka rayidka ah ee marinka Qasa, gaar ahaan haweenka iyo carruurta si looga hor istaago ku laabashada guryahooda.…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Qaar kamid ah Isimadda SSC-KHAATUMO oo ka soo horjeestay shirka dhammaystirka maamulkaas ee ka socda Laascaanood Qaar kamid ah Isimadda deegaannada SSC-KHAATUMO ayaa si weyn uga horyimid shirka dhammaystirka maamulkaas ee ka socda magaalada Laascaanood, kaas oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda federaalka Soomaaliya ay garwadeen ka…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab NISA oo sheegtay inay 13 xubnood oo Alshabaab ah ku dishay hawlgallo ka dhacay Shabeellaha Dhexe Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgallo qorsheysan ay ka fuliyeen deegaannnada Qoordheere, Xawaala-kulan, Reydableey iyo Ceelbaraf oo dhammaantood ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe,waxay sheegeen inay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ammaanka Laascaanood oo aad loo adkeeyay iyo shirweyne magaaladaas ka furmaya Ammaanka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ahna caasimadda SSC-KHAATUMO ayaa si weyn loo adkeeyay xilli maanta uu halkaas ka furmayo shirka dhammaystirka maamulkaasi. Hay’adaha nabad-gelyada SSC-Khaatumo ayaa soo saaray…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qatar oo wada-hadallo u furaysa dowladda DRC Congo iyo jabhadda M23 Dowladda Qatar ayaa wada-hadallo nabadeed u billaabaysa dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo jabhadda dalkaas ka dagaalanta ee magaceeda loo soo gaabiyo M23. Wakaaladda wararka ee France Press oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa sidee xaaladda magaalada Mokho-kori? Wararkii ugu dambeeyay ee inaga soo gaaraya Magaalada Mokho-kori ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay haawanaysa ka dib markii dagaallo xooggani ka dheceen, islamarkaana maamulkii iyo ciidamadii ku sugnaa…