2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse oo tababar u soo xiray cutub kamid ciidanka Gorgor Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka tirsan ciidanka Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo tababbaro…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Is-diiwaangelinta doorashada qof iyo cod ah oo si rasmi ah uga bilaabatay Galmudug iyo Koonfur Galbeed Is diiwaangelinta doorashada qofka iyo codka ah ayaa si rasmi ah uga billaabatay magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Baydhabo ee dowlad goboleedyada Galmudug iyo Koonfur galbeed, ayadoo boqolaal ahi ay is u…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 4 qof oo ku dhintay doon ku qalibmantay dalka Indonesia Ugu yaraan afar qof ayaa la xaqiijiyay inay geeriyoodeen halka in ka badan 30 qof weli la la’yahay, kaddib markii dooni rakaab siday ay ku degtay badda, wax yar kaddib…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya oo Uganda uga tacsiyeynsay shilkii diyaaradeed ee dhowaan Muqdisho ka dhacay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi ku aaddan shilkii diyaaradeed ee dhowaan ka dhacay garoonka Aadan cadde u dirtay Dowladda iyo Shacabka Uganda Maadaama militariga dalkaasi ay diyaaradda lahaayeen. DFS ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka Aadan cadde Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay shil diyaaradeed oo saacado ka hor dhacay gudaha xayndhaabka garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, gaar ahaan qeybta ay degganyihiin ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM.…
6 daqiiqo Sheeko:War 65 Sano Kadib 1-da Luulyo: ma hala hayaa Xorriyaddii Iyo Midnimadii Soomaaliya? Maanta waa 1-da Luulyo, waa maalintii xoriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waxaa xanuun iyo nasiib darro ah in 65 sano kadib ay Soomaaliya shisheeye joogaan, midnimo aanay jirin oo…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweynaha Puntland oo ka digey ciidamada uu sheegay in laga qorayo deegaannada maamulkiisa Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay munaasabad lagu qabtay Magaaladda Garoowe ayaa sheegay inay jiraan dad ciidamo ka qoraya deegaannada maamulkaas, ayagoo aan Xukuumaddiisa oggolaansho ka…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Munaasabado lagu xusayo 1-da Luulyo oo si heer sare ah loogu qabtay magaalooyinka waaweyn dalka iyo daafaha dunidaba Munaasabado si heer sare ah loo agaasimey oo lagu weynaynayo 1-da Luulyo oo ah maalin qaran oo qeymo badan, islamarkaana laba astoomood oo midnimo iyo madax-bannaani ah u leh ummadda…
1 daqiiqo Sheeko:War Dab Xooggan oo ka Kacay Buurta Daallo, Gurmad Degdeg ah oo socda Buurta Daallo ee gobolka Sanaag waxaa ka kacay dab xooggan oo sii fidaya sida ay sheegayaan ilo deegaanka ah, dabka ayaa ku faafay dhir badan oo ku taalla dhulka buuraha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Masar oo sheegay in nabad-gelyada bariga dhexe ay ku xirantahay helitaanka dowladda Falastiini ah Madaxweynaha Masar ayaa sheegay in nabad ka dhalata bariga dhexe aan la gaari doonin ilaa laga dhiso dowlad madax banaan oo Falastiin ah oo lagu sameeyo xuduudihii 1967-kii. Waxa uu…