Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamse Cabdi Barre, Madaxweynaha Galmudug, wasirroo, Taliyaal ciidan, diblomaasiyiin, wufuud shisheeye, iyo waxgarad isaga yimid geyiga Soomaalida iyo dunida dacalladeeda ayaa caawo ku hoyanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.