1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA AMMAANKA Golaha ammaanka qaramada Midoobey oo cusboonaysiiyay cunaqabateynta hubka ee saaran Alshabaab Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dib u cusbooneysiiyay xayiraadihii uu horay u saarayd kooxda Al Shabab, wuxuuna dalalka dunida ugu baaqay inay ka hortagaan shixnadaha hubka ah ee sida…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maamulka Trump oo hakiyay taageeradii militari ee Maraykanku siin jirey Ukraine Maamulka Trump ayaa hakiyay dhammaan gargaarkii militari ee Mareykanku uu siin jiray Ukraine, sida ay sheegtay warbaahinta Mareykanka oo soo xiganaysa saraakiil ka tirsan aqalka cad ee dalkaas looga taliyo.…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxda Jaamacadda Carabta oo kulan degdega ah maanta ku yeelanaya magaalada Qaahira iyo Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeyb-galaya Madaxda dalalka Jaamacadda Carabta ayaa maanta kulan degdeg ah ka yeelanaya xaaladda marinka Qasa, iyo sidii looga falcelin lahaa damaca Mareykanka iyo Israa’iil ee lagu doonayo in lagu barakiciyo dadka…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay agaasimaha xaafiiska hormarinta reer miyiga iyo ku xigeenkiisa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Agaasimaha iyo Agaasime ku-xigeenka Xarunta Qaran ee Horumarinta Reer Miyiga iyo Xalka Waara. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa Marwo Sahra…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka maaliyadda oo kulan la qaatay wefdi ka socda Midowga Yurub Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Wafdi ka socda Midowga Yurub oo ay hogaaminaysay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Ms. Karin Johansson iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo la kulmay wefdi sare oo ka socda dowladda Masar Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin sare oo ka socday dowladda Masar, kuwaas oo magaalada Muqdisho soo gaaray. Kulan gaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Magaalada Laascaanood oo laga dhisayo xabsi weyn oo casri ah Dowladda Soomaaliya iyo maamulka SSC-khaatumo ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ahna magaala madaxda Khaatumo ka dhagax dhigey dhismaha xabsi weyn oo Magaaladaas laga hirgelinayo. Hoggaamiyaha maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Congo DRC oo diiday inay wada-hadal la gasho kooxda M23 Dowladda Congo DRC oo diiday inay wada-hadal la gasho kooxda M23 Inkastoo uu sii kordhayo cadaadiska caalamiga ah iyo midka gobolka ee saaran haddana Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo waxa…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle iyo Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka oo gaaray dhiirigelin u tagey Ciidanka ku sugan furimaha hore ee dagaalka Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Janeraal Sahal Cabdullaahi Cumar oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar iyo masuuliyiin kale ayaa dhiirigelin ugu tagay boqolaal ka tirsan Ciidamada deegaanka ee ku sugan deegaanka Xalfooleey oo dhacda xadka kala qeybiya goballada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhaxe