2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo maanta qabatay baasabooro been abuur ah Waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay Baasabooro si sharci darro ah loogu safray iyo dad si sharci darro ah ku yimaaday Soomaaliya. Taliyaha waaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch oo ciidanka AMISOM ku eedeysay kufsi Ciidamada midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu eedeeyay in ay geysteen xad gudubyo ka dhan ah haweenka Soomaaliyeed, iyada oo AMISOM ay ka faa’ideysanaya daruufaha xaga bini´aadanimo iyo caawinaada ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaad Cali Jeelle: Dowladda ha soo af jarto howl gallada dagaal dhamaadka sanadkan Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in howl galka loogu magac dartay Bad waynta Hindiya lagu soo af jaro dhowrka bilood ee ka hartay sanadkan si…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Banaadir SC oo ku guulaysatay koobka Maalinta Nabadda Aduunka-Sawiro. Kooxda Banaadir SC oo ku guulaysatay koobka Maalinta Nabada Aduunka-Sawiro. kooxaha kubada cagta Elman iyo Banaadir Sports Club aya ashalay galab ku kulmay garoonka Banaadir ciyaartan oo ay soo qaban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax garadka Hiiraan oo ka digay dhisidda maamul aysan ogoleyn shacabka Odayaal iyo siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa ka digay in maamul aysan dadku ku qanacsaneyn loo sameeyo gobolka Hiiraan. Nin sheegay in uu yahay guddoomiyaha odayaasha dhaqanka gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo dib u heshiisiin ah oo ka bilowday Kismaayo Guddiga dib u heshiisiinta beelaha wada dega gobolada Jubbooyinka ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay odayaal matalaya beelahaasi. Kulankan oo gogol xaar u ah shirka dib u heshiisiinta beelaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda racfaanka gobolka SHabeellaha dhexe oo ka hadashay maxaabiis ku xiran Jowhar Guddoomiyaha cusub ee maxkamadda racfaanka gobolka SHabeellaha dhexe ayaa sheegay in maxkamadu ay bilaabeyso dhageysiga kiisaska loo haysto maxaabiista ku jirta saldhiga booliska magaalada Jowhar. Sheekh Axmed Ibraahim Sayid oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad ku dhaawacmay madaafiic xalay lagu tuuray xaafado ka tirsan Muqdisho Inta la xaqiijiyay shan ruux oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay madaafiic xalay lagu tuuray xaafado ka tirsan degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir. Waxaa la sheegay in xaafadaha degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno ka socda beesha caalamka iyo IGAD oo ku shiray Kismaayo Shir ballaaran oo ay ka qeyb galeen xubno ka kala soca beesha caalamka iyo urur goboleedka IGAD ayaa maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Xubnaha beesha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarunta Wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare Soomaaliya oo maanta dib loo howl geliyay Xubno ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa maanta ka qayb galay munaasabad xariga looga jarayay xarunta wasaarada hidaha iyo tacliinta sare. Xubnaha ka socday xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa bogaadiyay howsha…