1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney daryeel la'aan ugu geeriyootay degmada Dhoobleey Maamulka degmada Dhoobleey ee gobolka Jubada hoose ayaa sheegay in haweeney ay daryeel la’aan dhinaca caafimaadka ah ugu geeriyootay cisbitaalka degmadaasi. Isbitaalka guud ee Dhoobleey oo ku yaalla degmadaas ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Kaxda oo eedeyn kulul u jeediyay booliska SHabeellaha dhexe Guddoomiyaha maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa taliska booliska gobolka SHabeellaha dhexe ku eedeeyay dhul boob rag hubeysan ay ka wadaan degmadaasi. Cabdi Kaamil Shukri Macalin Xasan oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay furtay wadada xiriirisa Ceelbuur iyo Dhuusamareeb Saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay furantahay wadada xiriirisa degmooyinka Ceelbuur iyo Dhuusamareeb ee gobolkaasi kadib markii halkaasi ay kula dagaalameen xarakada Al-Shabaab. Kornel…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo oo bandaw habeenki ah lagu soo rogay Booliska soomaliya ayaa bandaw habeenki ah kusoo rogay magaalada baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Taliyaha Booliska ee gobolka Baay Col. Mahad Cabdiraxman Adan oo goobjoog FM la hadlay ayaa sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliska Soomaaliya oo ka warbixiyay guulaha laga gaaray sugidda amniga dalka War-saxaafadeed: Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, S/guuto Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil, ayaa tilmaamay in ciidamada Booliska Soomaaliya guulo waaweyn ay ka gaareen sugidda amniga magaalada Muqdisho, kaddib markii ay qaadeen tallaabooyin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga QM oo ku baaqay in la taageero maamulka saddexda gobol ee Koofur Galbeed Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa Xafiiska UNSOM Nicholas Kay ayaa ugu baaqay qeybaha kala gedisan ee isku haya siyaasadda Koofur Galbeed Soomaaliya inay ka qeybqaataan sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG-DEG: Qarax goor dhow ka dhacay agagaarka Villa Baydhabo War goor dhow naga soo gaaray xarunta Villa Baydhabo ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoogan uu ka dhacay wadada u dhaxeysa Isbitaalka Madiina iyo Isgoyska Banaadir. Qaraxa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mahad Salaad: Hay'ado carbeed oo gurmad ah ayaa dalka soo gaaraya mar dhow Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan dalka ay soo gaari doonaan hay’ado ka socda dalalka Jaamacada Carabta si ay ugu gurmadaan qoysaska abaaruhu ay ku haystaan guaha dalka gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyo u abaabulan qaab beeleed oo maanta ku dagaalamay degmada Caabudwaaq Hal qof ayaa ku geeriyooday mid kalena waa uu ku dhawacmay kadib iska hor imaad maanta ka dhacay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Dagaalkan ayaa salka ku haya dagaal beeleed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Hiiraan oo ka hadlay deegaanada ay dhowaan dowladdu gaartay Maamulka gobolka Hiiraan ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamo ammaanka suga ay gayn doonaan deegaanada ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay ka saareen xarakada Al-Shabaab. Guddoomiye ku xigeenka…