1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Gaarane: Dowladda wax wayn ayaa u qabsoomay labadii sano ay jirtay Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guulaysatay tan iyo intii ay jirtay ee labada sano wax ka qabashada arimo ay ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda oo ka digtay in Al-shabaab weeraro ka geystaan dalkeeda Abaanduulaha Ciidamada Difaaca Dalka Uganda ayaa digniin ku bixiyay suurta galnimada in Al Shabaab weeraro aargoosi ay ka gaystaan dalka Uganda. Jeneraal Kantumba Wamala, Abaandulaha Ciidamada Difaaca Dalkaasi ayaa sheegay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Saameyntii dhacdadii 11-kii September,2011 Maalintaas Maxaa dhacay? 11/9/2001-dii: Maalintaas 19 Dhalinyaro ah ayaa afduubay diyaardo rakaab rayid ah siday, American Airline dulimaad-ka 11-aad ayaa dhex gashay dhismaha Waqooyiga xiga ee daarihii mataanaha ahaa (twin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gal-mudug oo ka hadlay ammaanka koonfurta Gaalkacyo Maamulka Gal-mudug ayaa ciidamada ammaanka maamulkaasi ku dhiira geliyay dar dar gelinta ammaanka magaalada Gaalkacyo. Hadalkan ayaa waxaa yiri guddoomiyaha Barlamaanka maamulkaasi Xasan Maxamuud Hayl mar uu booqday xeryaha ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Mareeray:Cudurka Duumada oo soo ritay in kabadan 15 qof Maamulka deegaanka Mareeray ee gobolka SHabeellaha hoose ayaa sheegay in dadkaasi ay ku sugan yihiin tiradii ugu badnayd ee caruur uu soo ritay xanuunka duumada. Siid Mayow Baalle oo guddoomiye…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawaale Kullane oo khudbad ka jeediyay kulanka golaha ammaanka ee looga hadlay difaaca xaquuqda caruurta Xubnaha Golaha ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa kulan isugu yimid September 8,2014, waxaana kulankan looga dooday difaaca xaquuqda caruurta, gaar ahaana ka hortaga Askareynta iyo u adeegsiga xaaladdaha dagaalka. Kulankan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Kunturwaareey oo 30 qof u soo qabqabtay tuhun la xiriira Al-shabaab Maamulka degmada Kunturwaareey ayaa faahfaahin ka bixiyay howl gallo 24-kii saac ee la soo dhaafay ay ciidamada ku soo qab-qabteen dad kor u dhaafaya 30 ruux. Guddoomiyaha Kuntunwaareey Cabdiraxmaan Sabtow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haween olole nadaafadeed ka bilaabay degmooyinka Hodan iyo Wadajir Haween ka kala socda degmooyhinka Hodon iyo Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa maanta bilaabay olole nadaafadeed oo ay isaga kaashanayaan qeybo ka mid ah degmooyinkaaasi. Ololahan nadaafadeed oo saakay laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Ciidamada booliska oo baaraya gawaarida ku xiran muraayadaha madow Ciidamada booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka ka bilaabay magaalada Muqdisho howlgallo ay uga hor tagayaan baabuurta isticmaasha muraayadaha madow ee loo yaqaano beensalka. Booliska ayaa lagu arkayay qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan ka digay in la iska hor keeno beelaha wada dega gobolada dhexe Xildhibaan ka mid ah barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka digay cadaalad darro uu sheegay in lagu kala fogeynayo beelaha wada dega gobolada dhexe ee Soomaaliya. Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Aadan Sandheere…