2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Baladweyne Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Soomaalida Ku Diban Dalalka Yemen Iyo Kenya Maamulka Magaalada Baladweyne ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan in ay u istaagaan u gurmashada walaalahooda ku dhiban dalalka Yemen iyo Kenya. Madaxa maaliyadda ee…
2 daqiiqo Burbur Ka Muuqda Xarumahii Dowladda Ee Degmada Hobyo (Sawirro) Magaalada Hobyo oo ah magaalo taariikhi ah, islamarkaasina soo jirtey muddo qarniyo ah , kana mid ah magaalooyinkii ugu horeeyey oo degnimo qaatay Soomaaliya ayaa waxaa xarumo ku lahaa dhamaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Midnimada Reer Yurub Cashir Ayaan Ka Baran Karnaa” (Sawiro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgaley xuska sannadguuradii 65-aad ee Maalinta Qaaradda Yurub oo ku beegan markii uu soo baxay qaraarkii waddamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Shabellaha Dhexe Oo Ka Warbixiyay Khasaarihii Ka Dhashay Fataahaddii Uu Sameeyay Wabiga Shabelle Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay khasaarihii uu geystay Wabiga Shabelle ka dib markii uu ku fatahay deegaanno ka mid ah gobalkaasi. Gudoomiye ku xigeenka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Lagu Wacyigelinayo Dhalinyarada Oo Lagu Qabtay Magaalada Nairobi Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu qabtay kullan ballaaran oo dhalinyarada looga wacyigelinayo Fikirka Xagjirnimada iyo arimo la xiriira dhanka amniga. Shirkaan waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladdu Ma Dafiri Kartaa Masuuliyadda Soo Celinta Qaxootiga? Waxay ahayd mar sii horreysay markii ay warbaahintu tabisay dhibaatooyin dhimasho iyo dhaawac isugu jira oo soo gaaray xubno ka tirsan qoysas Soomaaliyeed oo qaxooti ku ahaa wadanka yemen oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Wadani Ee Somaliland Oo Ku Baaqay Mudaaharaad Ka Dhaca Deegaanada Somaliland Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani, kana dhisan Somaliland ayaa ugu baaqay taageerayaashiisa in ay isugu soo baxaan dibadbaxyo nabadeed, kaasi oo ka dhan ah in muddo kordhin ka badan Sanad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuutiyiinta oo Aqbalay Xabadjoojinta Sacuudiga iyo Dadka Reer Sacda oo La Xasuuqay Dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta ayaa aqbalay xabadjoojinta ay ku dhawaaqeen Sacuudiga si muddo shan maalmood ah loo dardargaliyo howlaha Banii’aadamnimada. Afhayeen u hadlay Xuutiyiinta ayaa maanta oo Axad ah sheegay in ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Reer Miyiga Qayila ee Hobyo Deegaanada Mudug , gaar ahaan nawaaxiga ku xeeran degmada Hobyo waxaa aad ugu badan dadka xoolo dhaqatada ah kuwaasi oo xanaaneysta noocyada kala duwan ee xoolaha. Marka aad u fiirsatid…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Dhacdooyinka Maamulka Jubbaland April 2015 May 15, 2013: Madaxweyne Axmed Maxamed Islam Madoobe ayaa la doortay kadib shir halkaas ka socday ilaa bishii February ee isla sanadkaas oo ay isugu yimaadeen wufuud gaareysa 500. Bishii…