3 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Maanta Golaha Barlamaanka Ha Horjeediyey Barnaamijka Xukuumadiisa (Sawiro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid, oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka mudane Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa maanta hortagay golaha Baarlamaanka si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Dibadbax Ka Dhigaya Degmada Wisil Ee Gobalka Mudug Shacab badan oo ku dhaqan degmada Wisil ee gobalka Mudug ayaa wada maanta dibadbax ballaaran oo ay kaga soo horjeedaan sida la sheegay dad dhisanaya goobaha danta guud ee degmadaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Puntland Oo Ku Baaqay In Isbedal Amni La Sameeyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa ugu baaqay madaxweynaha maamulkaasi Cabdiweli Maxamed Cali Gaas in degdeg uu wax uga qabto amniga deegaanada maamulkaasi ka arimiyo oo maalmihii ugu dambeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Antonio Guterres Oo Booqday Xeryaha Qaxootiga Ee Dhadhaab (Sawirro) Madaxa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Antonio Guterres ayaa booqasho ku tagay Xeryaha qaxootiga ee Dhahaab Kenya, halkaasi oo dad badan oo Soomaaliyeed ku sugan yihiin. Waxaa wehlinayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyeyaasha Cusub Ee Booliiska Iyo Asluubta Oo La Dhaariyay Iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Dardaarmay (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa hortiisa lagu dhaariyey taliyeyaasha cusub ee Ciidammada Asluubta iyo Booliska S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac iyo S/Guuto Maxamed Sheekh Xasan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Dhacdooyinka Maamulka Somalilnad April 2015 (Taariikhyo Muhiim ah) Maamulka Somaliland, waxaa uu ku dhawaaqay gooni isu taag 18 May 1991 dhowr bil kadib markii ay dhacday dowladdii dhexe ee Siyaad Barre. Wixii xiligaas ka dambeeyay waxaa soo maray…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Ka Hadashay Waxyaabihii u Qabsoomay Todobaadkii Tagay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda warfaafinta ayaa Todobaadkiiba maanta oo kale ka hadasha wixii u qabsoomay todobaadkii lasoo dhaafay, waxaana war-saxaafadeed laga soo saaray wasaaradda Warfaafinta uu u…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashii Oo Maanta Hortagaya Xidlhibaanada Baarlamaanka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa la filayaa in maanta uu hortago xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo la filayo in su’aalo la weydiiyo. Ra’iisul wasaaraha ayaa halkaasi waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland “Shaqo Kuma Lihin Guddiyada Ay Dowladda Federaalka Magacawday” Maamulka Puntland ayaa kasoo horjeestay Seddax guddi oo 9-kii bishaan golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ansixiyeen, kuwaasi oo kala ah Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka, Adeegga Garsoorka iyo guddiga Doorashooyinka. Madaxweyne ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qunsulka Soomaaliya ee Yeman Oo Nasiib Darro Ku Sheegay In Dowlada Federaalka Ay Dusha Ka Daawato Dhibaatada Haysa Soomaalida Yemen Xuseen Xaaji Cabdi oo ah Qunsulka Soomaaliya ee Dalka Yeman ayaa wareysi dheer uu siiyay Goobjoog News uga hadlay xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen. Qunsulka ayaa sheegay in uu filayey…