1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Gobalka Galgaduud Oo Soo Dhaweeyay Barnaamijka Gurmad Iyo Gargaar Ee Goobjoog News Ganacsatada ku sugan gobalka Galgaduud qaarkood ayaa taageeray Barnaamijka Gurmad iyo Gargaar ee Goobjoog News, kaasi oo lagu baraarujinayo shacabka Soomaaliyeed si ay ugu gurmadaan walaalahooda ku dhiban dalalka Yemen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Kasoo Laabtay Dalka Kenya Oo Xalad Adag Ku Hayso Jubada Hoose Dhawaan waxaa jiray qaxooti Soomaaliyeed oo iskood uga soo laabtay dalka Kenya, kuwaas oo soo gaaray meelo ka mid ah dalka sida gobalada Jubooyinka iyo Gedo. Dadkaasi qaarkood ayaa gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Ku Dhiban Yemen Iyo Kenya Oo Lagu Baaqay In Loo Gurmado Siyaasi Cabdiqaadir Abuukar Ibraahim oo ku sugan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan in ay u gurmadaan Qaxootiga Soomaaliyeed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyahii Hore Ee Xerada Qaxootiga Kaakuma Oo Ka Deyriyay Xaaladda Soomaalida Halkaasi Ku Nool Maxamed Maxamuud Faarax oo mar gudoomiye kasoo noqday xerada Qaxootiga Kaakuma ee dalka Kenya ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog Fm ku sheegay in Soomaalida ku jira xeradaasi aysan helin wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Dalka Yemen iyo Qaxootiga Soomaalida oo Sugaya Balanqaadkii Dowladda Dalka Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay Talaadada laga bilaabo in ay joojinayaan duqeynta si loo dardargaliyo arimaha Banii’aadamnimada. Xabad joojinta ayaa ku kooban shan maalin oo kaliya, arintan ayaa timid kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye “Cid Tiri Qaxootiga Soomaaliyeed Kenya Haka Baxaan Ma Jirto” Wasiirka arimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay arinta ku aadan qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Kenya, waxaana uu tilmaamay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Is-casilaaddii Marwo Caasho Gelle Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in si rasmi ah loogu soo wargeliyey is- casilaadda Marwo Caasho Geelle Diiriye oo ahayd Guddoomiyihii Guddiga Madaxbanaan ee Dib…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Puntland Oo Caawa Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Koox Hubeysan ayaa caawa maqribkii waxa ay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ku dileen xildhibaan Saciid Xuseen Nuur Dirir oo ka mid ahaa mudanayaasha baarlamaanka Puntland. Wararka ayaa sheegaya in…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arimaha Dibadda Oo Ka Hadlay Qorshaha Dowladda Federaalka Ee Qaxootiga Yemen (Wareysi Gaar Ah) Wasiirka arimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar oo wareysi dhinacyo badan taabanayay siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay arimaha ku aadan Soomaalida qaxootiga ku ah dalka Yemen iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Ku Dhibaateysan Deegaanno Ku Dhaw Degmada Jowhar Deegaanno ku dhaw degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabelleha Dhexe ayaa lasoo sheegayaa in xilligaan ay ka taagan tahay xaalad adag oo dhanka nolosha ah, iyadoo aanay jirin adeegyadii Bulshada…