2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Iyo Aqoonyahanno Ku Sugan Cadaado Oo Codkooda Ku Biiriyay Barnaamijka Gurmad Iyo Gargaar Qaar ka mid ah waxgaradka iyo aqoonyahanada ku sugan degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa codkooda ku biiriyay Barnaamijka Gurmad iyo Gargaar ee Goobjoog News, kaasi oo lagu baraarujinayo shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Microsoft oo sheegtay in ay joojisay Adeegga Windows Shirkaddan ayaa caan ku ahyed adeega Windows-ka tan iyo markii la bilaabay, waxaana haatan ugu dambeyay Windows 10. Jerry Nixon, oo madax ka ah xafiiska hor-umarinta Microsoft ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Gaaray Magaalada Baladweyne Xildhibaano ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, maalintii shalay ahayd kuwaasi oo halkaasi lagu soo dhaweeyay. Xildhibaanadaan waxaa hogaaminayay Abuukaate Daahir Xasan Cabdi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Ka Dhacay Magaalada Marka Ee Gobalka Shabellaha Hoose Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ayaa ku waramaya in halkaasi goor dhaw uu ka dhacay Qarax, kaasi oo lala eegtay ciidamo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amar Lagu Soo Rogay Darawallada Kaxaysa Gaadiidka Ee Deegaanada Puntland Maamulka Puntland ayaa sheegay in bisha soo aadan ee June aan deegaanada maamulkaasi ka arrimiyo ka shaqeyn doonin darawal aan lahayn sharciga wadista gaadiidka, kaasi oo loo yaqaan Laysin. Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo u Hambalyeeyay Ra’iisul Wasaaraha Britain Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan guusha Xisbiga Conservative uu ka soo hoyey doorashada Britain u direy Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi Mr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyarada Jubooyinka Oo Taageeray Barnaamijka Gurmad Iyo Gargaar ee Goobjoog News Urur Dhalinyaro oo ka dhisan Gobolada Jubooyinka ayaa soo dhaweeyay Barnaamijka Gurmad iyo Gargaar ee Goobjoog News, kaasi oo lagu baraarujinayo shacabka Soomaaliyeed, xilli ururkaasi ay caawiyaan dadka qaxootiga ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo u Dabaal-degaya 70 Sano Guuradii kasoo Wareegatay Jabkii Hitler Dagaalkii 2-aad ee Aduunka Munaasabad loogu magacdaray ciidda guusha ayaa May 9-keeda sanad walba waxaa laga xusaa dalka Ruushka. Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusayey 70 sano guuradii kasoo wareegatay…
1 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedkii Xildhibaan Saciid Xuseen Nuur Dirir Saciid Xuseen Nuur Dirir, Waxaa uu ku dhashay Goobweyn oo ka tirsan degmada Burtinle ee gobolka Nugaal 1962, Barashada Quraanka Kariimka isla magaaladaas ayuu Dirir 1970-kii ka bilaabay, Waxbarashadii dugsi…
1 daqiiqo Sheeko:War 11:00 AM Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh ayaa maanta waxaa hortiisa lagu dhaariyey taliyeyaasha cusub ee Ciidammada Asluubta iyo Booliska S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac iyo S/Guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamid. Taliyeyaasha ayaa…