4 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo : Madaxda Soomaalida oo Ka Hadlay Aayaha Dalka Xafladdii caleemo-saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxa ka qeybgalay inta badan madaxda Soomaaliya, waxaana si weyn looga hadlay midnimada Soomaaliya iyo sidii xasilooni loogu soo dabaali lahaa dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka “Dhinacyada Mooshinada Miiska Wadahadalka Hasoo fariistaan” Guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa soo saaray war qoraal ah oo uu ku sheegayo in dhinacyadii mooshinada iska soo horjeedey keeney ee madaxweynaha ku saabsanaa in ay ogolaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caleemo-Saarkii Madaxweynaha Jubbaland oo Lasoo Af Meerey Waxaa soo xirmey xafladdii caleemo-saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, iyada oo madaxdii ka qeybgashay oo dhan ay caawo ku hoyaneyso qasriga madaxtooyadda Jubbaland, halkaasi oo la filayo in barito…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland oo Isu Gacan Qaaday Kulan uu lahaa aqalka wakiilada Somaliland ayaa ku dhamaaday buuq iyo daqaal gacan-ka-hadal ah kadib markii ay isku gacan qaadeen guddoomiyaha golaha Cabdiraxmaan Cirro iyo Ku xigeenkiisa Muuse Baashe. Arrintani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafuud Tiro Badan oo Gaartay Kismaayo Si Ay Uga Qeyb Galaan Caleemo-Saarka Madaxweynaha Jubbaland Wafuud kala duwan ayaa illaa saakay ka dagaysay garoonka magaalada Kismaayo si ay uga qeybgalaan xafladda caleemo-saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Waxaa ka mid ah waftiga Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo Sheegey in AMISOM ay Ka Baxayso Istadiyuum Muqdisho iyo Jaamacadda Gaheyr Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey xaflad sedex sano guuradii kasoo wareegtey markii xilka loo doortey ayaa sheegey in ciidamada AMISOM uu kula heshiiyey in ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tirada Dhimishada iyo dhawaaca Shilkii Ka Dhacay Masaajidka Xaramka oo Sii Kordhey Waxaa ilaa hada la xaqiijiyay in ay dhinteen 87 qof, in ka badan 180 na ay dhaawacmeen ka dib markii wiishka dhismo ka waday qaybta bari ee Masjidul-xaraamka uu soo…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Oo Gaalkacyo Qado Sharaf Ugu Sameeyey Odayaasha Dhaqanka Qaarkood “SAWIRRO” Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho ku jooga gobolka Mudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kulan qado ah kula qaatay qaar ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Jubbaland oo Ansixiyey 10 Xildhibaan oo Lagu Kordhinayo Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland oo goordhow oo galabta casar gaabadkii ah xiliga Soomaaliya kulan deg deg ah ku yeeshay meel aan sidaasi uga fogeyn goobta beri lagu qaban doono munaasibada caleemasaarka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharciga Shaqaalaha Ajaaniibta oo Dib U Eegis Lagu Samaynayo Kadib markii dhaliilo laga keeney sharciga shaqaalaha ajaaniibta ah ee baarlamaanka uu ansixiyey dhawaan, ayaa waxaa biloowdey dadaalo dib u eegis loogu samaynayo sharcigani oo la sheegey in uu leeyahay…