1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Erdogan oo Sheegey in Doorashooyinka Turkiga Lagu Celin Doono Madaxweynaha Turkiga Rajeb Tayib Erdogan ayaa sheegey in doorashooyinka dalkaasi lagu celin doono haddii labada xisbi ee ugu horeeya natiijadii codeyntii dhacday ay ku guuleysan waayaan in ay soo dhisaan…
5 daqiiqo Sheeko:Aragti Baarlamaa Federaalka oo u Baahan 10 Sano Si uu Guto Shaqada u Taala Hadda W/D : Khadar Xuseen Maxamed Baarlamaanka Soomaaliyeed markii lagu dhawaaqay ;Umadda meel kasta oo ay dunida ka joogto aadbay ugu riyaaqday una soo dhawaysay , dad badani aadbay u xiisaynayeen , aadbayna rajada ugu xireen…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka oo aysan Waxbo u Qabsoomin Muddo Labo Bilood Ah Waxaa baaqdey kulamadii baarlamaanka federaalka ee qabsoomi lahaa maalmaha sabtida iyo axada oo maanta ah sababo aanan la aqoonin, waxayna tani imanaysaa xili uu horey u jirey dib u dhac…
2 daqiiqo Ahlu-suna oo Afar Shardi ku Xirtay Hubka dhigista iyo Aqoonsiga Natiijada Cadaado Wasaaradda arrimaha gudaha waxa ay sheegtey in ay wadahadal la furey ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca, islamarkaasina ay qeyb ka noqon doonaan shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ee Cadaado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka oo Wafti Wasiiro Ah u Direysa Kismaayo Kadib hadalkii uu jimcihii jeediyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa in dowladda ay ku mashquulsantahay sidii loo xalin lahaa khilaafka ka dhashay golaha wakiiladda Jubbaland iyo waliba mooshinkii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Shaandheynta Wasiiradda Gaas oo Xiisad Ka Dhexdhalisey Puntland iyo Somaliland Waxaa aad loo hadal hayaa isku shaandheyn lagu sameynayo golaha wasiiradda ee xukuumadda Puntland ee Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo jirtey muddo hal sano ah. Laakiin isku shaandheyntani la hadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo : Xabsi Laga Dhisayo Xeebta Qarkeeda Madaxweyne ku xigeenka labaad ee maamulka Jubbaland Cabdiqaadir Lugadheere ayaa maanta dhagax dhigey xabsi weyn oo laga dhisayo xeebta qarkeeda kaasi oo noqonaya kii ugu balaarnaa ee laga dhiso gobolada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Shir ay Qabanayaan Bangiga Islaamka yo Hey’adda Bil Gates Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Farkeeti ayaa magaalada Maputo ee dalka Mozembiqeu uga qayb galay shirkii sanadlaha ahaa Bangiga Horumarinta Islaamka, kaas oo ay ka soo qayb…
1 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta Ganacsiga Billaha ee Goobjoog News Halkan waxaad ka akhrisan kartaa warbixinta ganacsiga billaha ee Goobjoog, waxayna warbixinta quseysaa sidii uu xaalka ahaa bishii May sanadka 2015-kii Tani waa warbixin bileedkii ganacsi ee Goobjoog FM aad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Balli-Doogle oo Lagu Tababarayo Ciidamo Kumaandoos ah Garoonkii hore ee ciidamadda cirka Soomaaliya ee Balli-Doogle oo qiyaastii 100km dhanka galbeed ka xiga magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya tababar heer gabogabo ah maraya oo lagu soo saarayo…