RW Ku Xigeenka iyo Wafti Ka Qeybgalay Shirka Shaqaalaha Adduunka Sheeko:Dalka Wafdi uu hogaminayo Ra’isulwasaare ku xigeenka Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada eyna xubin ka yihiin Isu Tagga Ururweynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed (ITUSS) iyo Rugta Ganacsiga Soomaliyeed ayaa… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Maxay Ka Yiraahdeen Mooshinka Jubbaland ? Waxa uu maanta guddoonka baarlamaanka iclaamiyey in loo codeeyey mooshinkii ka dhanka ahaa golahha wakiilada Jubbaland, iyada oo natiijada ay noqotey in 132 xildhibaan ay u codeeyeen in golahaasi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Baarlamaanka Oo u Codeeyay Mooshinkii Golaha Wakiilada Jubbaland Sida uu kusoo waramayo wariyaheena baarlamaanka Cabdifataax Xasan Axmed Kalgacal, baarlamaanka Soomaaliya ayaa u codeeyey mooshinkii ka dhanka ahaa baarlamaanka Jubbaland oo muddo dhawr jeer dib u dhacay. Waxaa baarlamaanka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wakaaladda Cirbixiyeenada NASA oo u Dabaaldegtey 50 Sano Kadib Markii Cirka Loo Kacay Wakaaladda Cirbixiyeenada ee Mareykanka NASA ayaa u dabaaldegtey sanadguuraddii 50-aad ee kasoo wareegtey markii cirbixiyeenkii ugu horeeyey uu ku dul talaabsaday heegada sare ee cirka, gaar ahaan mid ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saliid Kulul Ayaa Lagu Shubey, Xaaladiisa Caafimaadna Dalka Gudihiisa Wax Waa Looga Qaban Waayay Waa dhibbane Khaalid Ismaaciil Yuusuf oo da’diisu tahay 18 jir, waxa uu la xanuunsanaa gubasho daran oo kasoo gaartay jirkiisa inta badan kadib markii islaan habar yartiis ah oo dhimirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalladaha Waxbarashada oo Eedeeyey Wasaaradda Waxbarashada Shir ay maanta isugu yimaadeen daladaha waxbarashada oo 12 dhan ayay kasoo saareen warsaxaafadeed ay faahfaahin kaga bixiyeen imtixaanaadkii dugsiyada hoose dhexe iyo sare ee qabsoomey, iyo waliba aragtidooda ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergada Shirka Cadaado oo Shirkii Koowaad Isugu Yimid, Balse Durbadiiba Xirmey Waxaa maanta hoolka shirarka ee magaalada Cadaado ka furmey shirkii ugu horeeyey ee ay yeeshaan ergada ka qeybgalaysa shirkaasi oo iyagu dhawaan lasoo xuley, wuxuuna maanta ajandaha ahaa in la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Howlaha Guud “Waxaan Farayaa Shirkadaha Dhismaha in ay Xuquuqda Naafada ilaaliyaan” Injineer Sheekh Saalax ayaa amar uu soo rogay ku sheegay in dhismayaasha guud iyo kuwa gaarka loo leeyahayba ay khasab ku tahay in ay sameeyaan meelo dadka naafada ah ay…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bishii May , 2015 Dalka Soomaaliya oo ay dagaalo ka dhacayeen dhowr iyo labaatankii sano ee lasoo dhaafey ayaa waxaa caadi iska noqdey dilka dadka, gar iyo gardaraba, waxaana intaasi sii dheer in ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaano Baaq u Direy Kenya iyo Itoobiya Koox xildhibaano ah oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa dowladaha Kenya iyo Itoobiya ku booriyey in ay ka laabtaan talaabooyin kala duwan oo ku saabsan xudduuda Soomaaliya.…