1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koox Hubeysan oo Weerar Khasaare Dhaliyey ku Qaaday Dhismaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Turkiga Rag waxyaalaha qarxa isku soo xiray ayaa weerar ku soo qaaday afaafka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Turkiga.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxayo Qarax Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo qarax khasaaro geystay oo goordhaw ka dhacay agagaarka Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Qarax ayaa la sheegay in uu ka dambeyay qof naftii…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saartay Xaaladda Doorasho ee Dalka, Kuna Baaqday in Lagu Laabto Teendhada Maamulka Puntland ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray xaaladda doorasho ee dalka ka dib markii muddo kordhin loo sameeyay hey’adaha dowladda Federaalka Soomaaliya, waxa yana puntland dalbatay in dib loogu noqdo…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maxay DF Ka Tiri Qoraalladdii Beesha Caalamka ee ay kaga horyimaadeen Muddo kordhinta Farmaajo warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya ayaa looga jawaabay qoraalladii beesha caalamka ee ay kaga horyimaadeedn muddo kordhintii loo sameeyay Farmaajo. Waxaa lagu sheegay warsaxaafadeedkaan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Carruur Ah oo Meydkooda Laga Helay Duleedka Baydhabo Meydadka labo caruur ah oo la la’aa ilaa shalay ayaa laga helay duleedka Baydhabo, sida ay weriyeyaal Goobjoog News u sheegeen waxaa lagala baxay kiliyaha. Labadan caruur ee meydkooda la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamullada Taageersan Dowladda Federaalka oo Kulan La Qaatay Wakiilada Beesha Caalamka Maamullada taageersan dowladda federaalka ee kala ah Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa la sheegay inay kulan la qaateen wakiilada beesha caalamka ee loo yaqaan C6+ iyagoo ka wada hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaaraha Soomaaliya Kasoo Gaaray Covid 19 oo Lagu Qiyaasay $186 Milyan iyo Kobacii oo hoos u tagay 1.5%. Warbixin ay si wadajir ah usoo saareen dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in Covid 19 dartii ay Soomaaliya khasaartay $186 Milyan halka kobaca dhaqaalaha oo la filayey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Afisyooni Kula Kulmaya Deni iyo Madoobe, Mahaddeede Waxaa Leh Beesha Caalamka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu maanta shir kula qaato xerada Afisyooni madaxda maamul goboleedya iyo gobolka Banaadir, oo ay ku jiraan markii ugu horreysay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Amaanka: Madaxda Soomaalida Waa in Sida ugu Dhaqsiyaha Badan u Galaan Wada-Hadal Shuruud La,aan Ah Golaha amaanka ee Qaramada midoobay ayaa Arbacadii waxa uu walwal ka muujiyay ismari waaga ka jira Soomaaliya ee ku aaddan qabasha la,aanta doorashada, sidaasi waxaa sheegay diblumaasiyiin ka tirsan. Arrintaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliye Odowaa oo Midowga Yurub Ka Dalbaday Taageerada Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed Taliyaha ciidanka xoogga dalka, sareeyo guuto Odowaa Yuusuf Raage, ayaa taliyaha howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM) kala hadlay xoojinta kor u qaadista tababarka ciidanka xoogga , ka dib kulan…