1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Siyaasi U Dhashay Kuuriyada Waqooy Oo U Baxsaday Kuuriyada Koonfureed Diblumaasi sare oo u dhashay Kuuriyada Waqooyi ayaa u baxsaday dhinaca Kuuriyada Koonfureed, sida ay ku warrantay warbaahinta dalkaas. Ryu Hyun-woo oo ahaa kusimaha safiirka Kuuriyada Waqooyi ee Kuwait ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Deg-Deg:- Qarax Ka Dhacay Caasimadda Dalka Sacuudiga Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa baahisay in qarax laga maqlay caasimada Sacuudiga ee Riyaad. Qof goobjooge ah ayaa u xaqiijiyey “Reuters” in aan la ogeyn halka uu ka dhaca qaraxa.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab U Dhaxeeya Oo Ka Dhacay Gobalka Bay Wararka naga soo gaarayo magaalada Beydhaabo ayaa sheegay in saakay ciidamada ka tirsan kuwa dowlad gobaleedka Koonfur galbeed iyo xubna ka tirsan Al-shabaab, uu dagaal ku dhex maray deegaank qiyaastii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug Oo Maamul Ku Meel Gaar ah U magacaawday Wisil Wasiirka Arimaha Gudaha dowlad gobaleedka Galmudug ayaa wareegta uu soo saaray ku magacaabay guddi ku meel gaar ah oo maamulada degmada Wisil ee gobalka Mudug. Guddigan oo ka kooban 13…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garowe: Deni iyo Swan Oo Ka Wada Hadlay Xal U Helidda Dooorashooyinka Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland gaaray wafdi u ogaaminayo wakiilka gaarka ah ee ergayga Qaramada Midoobay u qaabiilsan arimaha Soomaaliya James Swan . Wakiilka ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Maxaabiis Ka Soo Qabsatay Dagaalka Beledxaawo Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dagaal maanta illa xalay ciidama taabacsan maamulka Jubbaland iyo Ciidamada dowladda ku dhex maray Magaalada Beledxaawo Gobalka Gedo. Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gedo: In Ka Badan 10 Qof Oo ku Dhimatay Dagaalka Beledxaawo Faahfaahino hor leh ayaa ka soo baxaya dagaalka magaalada Beledxawo ayaa sheegay in daagaalka ay ku dhinteen in ka badan 10 qof oo ay ku jiraan 5 caruur ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isra’iil Oo Qunsuliyad Ka Furaneysa Imaadka Kadib Kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirrada Imaaraadka ayaa ogolaaday in Israa’iil ay ka furato Magaalada Abuu Dubia Safaarad. Furashada Safaaradda Is’iil ayaa imaaneysa iyadoo Tel Aviv ay xoojineyso xiriirkeeda Wadamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Jubbaland Oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Socda Beledxaawo. Maamulka Jubbaland ayaa war hordhac ah ka soo saaray dagaalka ka socda magaalada beledxaawo ee Gobalka Gedo . Madaxweeyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa sheegay in xalay xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal U dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Jubbaland Oo Ka Socda Gobalka Gedo Wararka Inaga Soo gaaraya magaalada Beledxaawo ee Gobalka gedo ayaa sheegaya in uu ka socdo dagaal qaatay muddo saacado ah kaas oo u dhaxeeyo ciidamo uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Jubbaland…