1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland iyo Jubbaland oo Madaxda Dowladda Federaalka ah ku eedeeyay Hagardaameynta Shirweynaha Doorashada Maamullada Puntland iyo Jubbaland oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa waxa ay eedeeyn culus ugu jeediyeen madaxda Dowladda Federaalka ah iyagoo shaaciyay inaysan dowladdu ogolayn in la qabto shirweynaha doorashada waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Qarax Geystay Khasaare Kala Duwan oo Ka Dhacay Muqdisho Waxaa Faah faahinno dheeraad ah laga helayaa qarax geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo goor dhoweyd ka dhacay agagaarka waddada Cabdi Qaasim ee magaalada muqdisho, waxaana qaraxa lala…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Haddii Jawi Lagu Wada Hadli karo Jiro Waan Tageeyna Shirka Maamulka Jubbaland ayaa war ka soo saaray shirka wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada dalka oo la filayay in uu Khaamiistii aan soo dhaafnay ka furmo Muqdisho kaas oo baaqday…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Falcelinta Ciidanka ee Banaabaxa Jimcaha iyo Xaaladda Muqdisho Wararka naga soo gaarayo Daljirka Dahsoon oo ah goobta lagu balan san yahay in uu berri ka dhaco banaanbaxa ay soo abaabuleen Midawga Musharixiinta ayaa la sheegaya in ciidamo fara…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdi Xaashi “Waxaan ka xumahay dowladda Farmaajo, shirarkii ay ku qabaneysay Dhuusamareeb iyo Muqdisho ma aheyn shirar Soomaali kawada dhaxeeya” Waxaa goordhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, Gudoomiyaha Aqalka Sare BJFS Cabdi Xaashi Cabdillahi iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobalada waqooyi. Cabdi Xaashi Cabdillahi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Murashaxiinta oo Ku Gacan Seyray Go’aankii DF ay Ku Mamnuucday isu imaatinka Dadweynaha Midowga murashaxiinta mucaaradka ay ayaa si adag uga hor yimid go’aankii ay dowladda Soomaaliya ku shaacisay in la joojiyay isu imaatinka dadweynaha sababa la xiriira cudurka COVID-19 oo la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wada Tashiga Qaran oo Muqdisho Ka Furmaya Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa shaaciyay in shirka wada tashiga ah ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada dalka uu maanta si rasmi ah uga furmayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda oo Mamnuucday Dibadbaxyada iyo Isu Imaatinka Shir Jaraa’id oo uu qabtay Cusmaan Dubbe oo ah wasiirka warfaafinta oo la joogeen wasiirka caafimaadka iyo qaar ka tirsan hey’adaha amniga ayaa lagu mamnuucay isu imaatinka iyo dibaxyada xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka Oo La Fariisatay Midawga Musharixiinta Wakiilka gaarka ah ee ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa kulan dhanka Aaladda fogaan aragga ah la qaatay xubna kamid ah Midawga musharixiinta xilka madaxweeynanimada dalka. Kulanka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Galmudug oo Isku Diyaarisay Dhuusamareeb 5 Waxaa saacadihii tagay la shaaciyey in guddiga farsamada ee dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo Banaadir ay is afgarad ka gaareen khilaafaadka jiray sida guddiyada lagu muransanaa iyo arrinta Gedo. Qoraalka…