1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Taliska Booliiska Mudug Oo Xilka Kala Wareegey Col. Cismaan Xasan Afdalow ayaa maanta xilka taliska gobolka Mudug ee Punlnad kala wareegey Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame oo xilkaasi in muddo ah hayey. Xafladda xil-wareejinta ayaa waxaa ka hadlay labada…
8 daqiiqo Sheeko:War Taariikhda Iyo Sababaha Lagu Dooran Karo Murashaxiinta Guddoomiyaha iyo Ku-Xigeenka 1aad Ee Golaha Shacabka Berri oo arbaco ah, waxaa umadda Soomaaliyeed u ballan-san tahay doorashada guddoomiyaha golaha shacabka iyo ku-xigeenkiisa 1aad. Afar murashax oo guddoomiyennimada u tartameysa iyo lix kale oo isku heysata guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Uur Leh Oo Nin Horey U Qabey Uu Ku Diley Shabeellaha Dhexe Liibaan Xassan Barow ayaa waxaa uu diley haweeneyda Saafi Faarax Qaasim oo ah xaas uu horey u qabey balse hadda u dhaxda nin kale, dhacdada waxaa ay ka dhacdey Garas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunna: 65 Xildhibaan Oo Maanta Dooranaya Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Maamulka Ahlu-Sunna oo ka taliya magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ay soo xuleen ilaa 65 Xildhibaan, kuwaas oo maanta lagu wado iney doortaan guddoomiyaha baarlamaanka maamulka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Booliiska Oo Burburiyay Goobo Lagu Ganacsado Maamulka Baydhabo ee Koofur Galbeed ayaa burburiyay goobo ay ku ganacsadaan ganacsatada yaryar ee magaalada Baydhabo, iyaggoo u sababeeyay iney ku ganacsadaan goobo aan sharci aheyn. Booliiska oo fuliyay howsha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ronaldo Oo Markii 4aad Noqdey Ciyaar-yahanka Ugu Fiican Dunida Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaalmarinta FIFA ee ciyaar-yahankii ugu wanaagsanaa 2016-kii. Ronaldo oo la filayey guushiisa waxaa uu ka adkaadey Xiddiga kala ah: Lionel Messi iyo Griezmann oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle: Baladweyne Iyo Matabaan Oo Maamullo Cusub Loo Sameeystay Maamulka Hirshabeelle ayaa isbadal cusub ku sameeyay qaar ka tirsan maamul-ka degmooyinka gobolka iyadoo maamul cusub loo magacaabey magaalada Baladweyn oo xarun u ah gobolka Hiiraan. Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdulah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 101 Tahriibayaal Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Suudaan, Lagana Yaabo In La Keeno Soomaaliya 101 tahriibayaal Soomaali ah iyo dad kale oo u dhashay waddamada Itoobiya iyo Djabuti ayaa lagu qabtey gudaha dalka Suudaan, sida ay sheegeyso safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan. Fiidow Maxamud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Oo Dhaliishey Ganacsatada, Kana Digtey Keyd La’aanta Waddanka Ka Jirta Maxamud Sheekh Xasan, madaxa kormeerka iyo dabagalka hey’adda maareynta masiibooyinka qaranka ayaa sheegey in abaaraha iyo dhibaatooyinka soo laab-laabtey ee dalka ka jira ay wehliyaan Soomaaliya oo aan laheyn keyd…
1 daqiiqo Sheeko:War Murashaxiinta Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad Ee Golaha Shacaka Oo Khudbeynaya Waxaa goordhaw xarunta golaha shacabka ka bilaabanaya khudbadaha Murashaxiinta Guddoomiye K-xigeenka 2aad Ee Golaha Shacaka. Ilaa 12 murashax ayaa lagu wadaa iney hadlaan min 15 daqiiqo, iyaggoo xubnaha baarlamaanka federaalka…