1 daqiiqo Sheeko:Dalka 11 Indhoolayaal Ah Oo U Fariisanaya Imtixaankii Ugu Dambeeyay Ee Fasalka Dhexe Waxaa Muqdisho lagu qabtay Munaasabad lagu soo bandhigay ardey 11 ah oo aragga la’a isla markaana u fariisan doona todobaadkan imtixaankii ugu dambeeyay ee dugsiga dhexe. Waxaa munaasabada ka qeyb…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Nin Muslim Ah Oo London Madax Ka Noqday, Taariikhdiisa Iyo Shaqada Laga Sugayo Waxaa Duqa Magaalada London loo doortay Saadiq Khan oo ka tirsan xisbiga shaqaalaha isagoo ka guuleystay Zac Goldsmith oo u tartamayey xisbiga Talada haya. Saadiq Khan oo 45 jir ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Turkiga Oo Sheegay In Sharafta Recep Tayyip Erdoğan Ay Tahay Sharaftiisa, Kana Dhaxeyso Kalsooni 25 Sano Ah Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Turkiga Ahmet Davutoğlu ayaa Maanta Saxaafadda u sheegay in uu isaga tagayo Xilkiisa guddoomiyaha ururka Cadaaladda iyo Horumarinta oo aanu dib isku soo sharixi doonin. Ra’isul Wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bahda Garsoorka Dalka oo Soo Dhaweeyay Xil Ka Qaadista Caydiid Ilka Xanaf Warar goor dhaw na soo gaaray waxaa ay sheegayaan in bahda garsoorka dalka ay taageereen xilka qaadista Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku sameeyay guddoomiyihii Maxkamadda sare Caydiid Ilka Xanaf. Xeer…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare: Baahida Loo Qabo Aqal Aan La Diyaarin Sharciyaddiisa, Lana Ansixin Dastuurkii Uu Ku Jiray Aqalka sare waxaa soo jeedinaya dastuurka KMG ee aan weli la ansixin, waxaa ay dad badan ku doodayaan in aqalka sare dhismihiisa uu ka soo hormari doono xitaa ansixinta dastuurkaas,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Amray In Lala Shaqeeyo Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamud oo ka hadlay xaflad lagu dhaariyay maanta Ibraahim Iidle Suleymaan guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ayaa ku amray hey’adaha dowladda in ay la shaqeeyaan hogaanka…
3 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo isku Raacay Mashuurc Sharci oo Lagu Toosinayo Hanaanka Doorasho ee 2016 Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay xaruntiisa magaalada Muqdisho ayaa isku raacay in la sameeyo mashruuc sharci oo lagu toosinayo hanaanka doorasho ee 2016. Kulanka ayaa ku astaameysnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Ibraahim Iidle Sulaymaan Waxaa maanta xilka Guddoomiyaha Maxkamadda sare loo Magacaabay Ibraahim Iidle Sulaymaan kadib markii jagadaas laga xayuubiyey Abuukaate Caydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf oo kursiga ku fadhiyay in ka badan 5 sano.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ceydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf Oo Xilka Laga Qaaday iyo Guddoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Maxkamadda Sare Waxaa Goor dhaw Xilka laga qaaday guddoomiyihii Maxkamadda sare Abuukaate Ceydiid C/laahi ( Ilka Xanaf ) iyadoo xilkaas loo Magacabay Ibraahim Iidle Sulaymaan. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Turkiga Oo 26 Dal oo Yurub Ah Ku Geli Doona Visa La’aan. Midowga Yurub ayaa lagu wadaa in uu ogolaado shuruudda ay Turkida wataan oo ah in Muwaadiniinta Turkiga ay qaaradda Yurub ku galaan Viso La’aan, arrintaas oo qeyb ka aheyd heshiiskii…