1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Gabdhaha Tartanka Aasiya oo Ka Cabanaya Falal Lagula Kaco Xilliga Isdiyaarinta Dhowr gabdhood oo ka qeybgala tartanka quruxda gabdhaha Asia, gaar ahaan kuwa kasoo jeeda Indonesia ayaa gudbiyay dacwad ku aadan kiisas la xiriira xad gudub lagula kacay gabdhahaan inta ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubin Ka Tirsanaa Al-shabaab oo Iska Dhiibay Gobolka Galgaduud Maxamed Coloow Maxamed oo magaciisu afgarashadu yahay Mascuud ayaa goordhow isku soo dhiibay guutada Khaalid binu waliid ee Ciidanka xoogga dalka, waxaa uu muddo ka tirsanaa Jamhadaha gobollada, isaga oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug oo Ku Dhawaaqday in Hormuud ay Ka Tahay Dagaalka Al-shabaab Madaxweyne ku xigeenka dowlad-goboleedka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid ayaa xalay ka qayb galay Kulan dadweyne oo shacabka magaalada Dhuusamareeb ay ku weydiiyeen su’aalo ku saabsan dagaalka Al-shabaab , kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan La Qaatay Safiirka Dowaladda Shiinaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Siihayaha Safiirka ahna Safiir ku-xigeenka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Mudane Shane Dixon, oo ay isla soo qaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maleeshiyaad Hubeysan oo Caruur Ku Dishay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Galgaduud Deegaanka Dhabad oo ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay shan caruur ah, kuwaas oo la sheegay in ay ahaayeen kuwa dhiganayay dugsi Qur’aan, arrintaan ayaa la sheegay in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaarado Dagaal oo Howlgallo Duqeymo ah Ka Fuliyay Gobolka Hiiraan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo taageero ka helaya saaxiibada caalamiga ayaa waxaa ay howlgal gaar ah ka fuliyeen deegaan lagu magacaabo Mukeyle oo hoostaga degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kulan Looga Hadlayay Dardargelinta Amniga Caasimadda oo Muqdisho Lagu Qabtay Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cali Doodishe iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan ku saabsan dardargelinta amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Gaaray Degmada Buur-Hakaba Madaxweynaha Dowlada gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Safar ku gaaray Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madxweyne Xasan oo Kulamo Gaar ah La Qaatay Odayaasha Dhaqanka Galmudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa kala hadlay sidii ay door muhiim ah uga qaadan lahaayeen dagaalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisulwasaare Xamse oo La Kulmay Lataliye Xamse Warfaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Mudane Xamse Warfaa oo soo gaaray dalka. Ra’iisul…