1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Hay’adda Maareynta oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Hey’adda France SIF Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Mudane Maxamuud Macallim cabdulle ayaa maanta xafiiska hay’adda ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda Secours Islamique France SIF oo uu hogaaminayay Madaxa hay’dda SIF Gorkhamas Huseynov. Kulanka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Federalka oo Ciidamo Hor Leh Geysay Hirshabeelle iyo Galmudug Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Ciidamo dheeraad ah ay geysay degaanno ka tirsan degmooyinka Cadalle iyo Ceeldheer ee Gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud, si ay qeyb uga noqdaan howlgallada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan La Qaatay Guddiga Dib U Daabicista Shillinka Soomaaliga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Dib-u-daabacidda Lacagta Shilinka Soomaaliga ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in dib loo soo nooleeyo sumcaddii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxa Hey’adda UNFPA oo Gaaray Baydhabo, Isaga oo La Kulmay Laftagareen Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA oo maanta Safar shaqo ku Gaaray Magaalada Baydhabo. Madaxweynaha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Gaaray Bariga Galgaduud iyo Dhaqdhaqaaqyo Ka Socda Taliyaha Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Axmed Aadan ayaa gaaray Degmada Galcad ee Bariga Gobolka Galgaduud halkaas oo Fariinsin u ah Cutubyo Ka tirsan Ciidanka xoogga dalka, kuwaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaliya oo Sheegtay in Dhammaan Ciidanka ATMIS ay Baxayaan December 2024 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in Bisha December ee sanadka dambe uu dalka ka baxayo askariga ugu dambeeya Ciidanka ATMIS, xilli bishii hore ay bilaabeen in ay baxaan qaar…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Magaalada Baydho oo Go’doon Gashay iyo Walaac Laga Muujinayo Saameyntiisa Wararka naga soo gaarayo magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka u ah maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in laga dareemayo sicir barar baahsan, kadib magaalada ay go’doomiyeen Al-shabaab, shacabka ayey…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ku Wajahan Galmudug iyo Ujeedka Safkiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku wajahan gobolka Galgaduud, gaar ahaan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug, warar kale duwan ayaa kasoo baxaya safarka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wafdi uu Hoggaaminaayo Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Ku Wajahan Gedo Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta ku wajahan gobolka Gedo, gaar ahaan degmada Luuq ee gobolkaasi, wafdigaan ayaa tegaya Magaalada Kismaayo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Daahfuray Madasha Islaxisaabtanka Hirshabeelle Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa daah furay Madasha Wadatashiga Agaasimayaasha guud, Xiriiriyeyaasha Mashaariicda iyo Lataliyeyaasha sare oo looga hadlayay dardargelinta howlaha hortabinta u leh Dowladda Hirshabeelle.…