1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hantidhowraha Qaranka oo La Kulmay Mas’uuliyiin Ka Socotay Xafiiska Ra’iisulwasaaraha iyo Labada Aqal Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Gutale ayaa maanta kulan la yeeshay maamulka sare ee xafiisyada Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Golaha Shacabka, iyo Aqalka Sare ee JFS. Kulanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Mukhtaar Roobow oo Ka Warbixiyay Xaladda Xujeyda, Isaga oo Amray in Lasoo Celiyo Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa faah faahin ka bixiyay howlaha xujeyda Soomaaliyeed ee Acmaasha xajka soo dhameeysaty,iyo adegyadii ay dowladda u qabatay xujeeyda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Madaale oo Ka Jawaabay Cabashada Ka Timid Dhulka Qubuuraha Macallin Nuur Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley (Taree Disho) si uu ugu jawaabo cabasho ka timid…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 63 Sano Kadib 1-da Luulyo: Aaway Xorriyaddii Iyo Midnimadii Soomaaliya? Maanta waa 1-da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro ah in 62 sano kadib ay Soomaaliya shisheeye joogaan, midnimo aanay jirin oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Qodeysa 23 Ceel Biyood Ha’yadda King Salmaan ee wadanka Sa’udi Arabia ayaa ka soo jawaabtay codsigii Hay’adda SODMA ee ahaa qodidda Ceelal biyood, kuwaas oo laga fulinayo gobollada dalka. Hay’adaha King Salman iyo SODMA…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rabshadaha Faransiiska oo Ka Siidaraya iyo 600 oo Qof oo Xabsiga La Dhigay Rabshadaha ka socda France ayaa ka sii daraya, iyadoo In ka badan 600 oo qof xabsiga la dhigay kadib markii ay isku dhaceen mudaaharaadayaal careysan oo banaan baxayey iyo booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Hilib u Qeybisay Qoysas Danyar ah Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa dad kabadan 6kun oo qoys oo iskugu jira barakacyaal,dad danyar ah iyo kuwa qaba baahiya gaarka ah u qeybisay hilibka udxiyada iyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kulan Looga Hadlay Diyaar Garwga 1-da Luulyo oo Muqdisho Ka Dhacay Kulan ku saabsan u diyaar garowga iyo isku dubaridka dabaaldaga munaasabada Kowda Luuliyo ayaa waxaa lagu qabtay garoonka Stadium Muqdisho oo ah goobta rasmiga ah ee loo asteeyay in uu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Dalbaday in Lagu Taageero Dagaalka Al-shabaab iyo Musuqmaasuqa Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidda Carafo kula tukaday mas’uuliyiin iyo qeybaha bulshada Soomaaliyeed Masjidka Isbahaysiga Islaamka ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay taageeraan qorshaha dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Tayo Dhawrka oo Amartay in ay Isdiiwaan Geliyaan Shirka Bixiya Adeegyada Abaalmarinada Machadka Tayada Qaranka ee Hay’ada Tayo dhawrka waxa uu ku wargelinayaa dhammaan shirkaddaha iyo hay’addaha bixiya adeegyada abaalmarinada noocyadeeda kala duwan inay iska soo diiwaan geliyaan machadka laga bilaabo 24ka…