1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Gaashaandhigga iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Baraawe Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee ciidamada qalabka sida Liibaan Cali Yarow, Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Korneyl Xasan Cali Nuur Shuute, Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed, Guddoomiyaha Gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 64 jir Soomaali ah oo Canada Loogu Maxkamadeynayo Dilka 55jir Soomaali ah Waxaa isasoo taraya wararka ku aadan nin Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Toronto ee dalka Canada, dilka oo dhacay fiidnimadii Isniinta ayaa Booliisku sheegay in lagu dilay Maxamed Siciid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka Dalka oo Shir Heerkiisu Sareeyo Ka Furay Muqdisho Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta furay Kulan heerkiisu sarreeyo oo looga hadlayo xasilinta iyo soo kabashada deegaannadii laga xoreeyey kooxaha Khawaarijta…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Xoghayaha Difaaca Mareykanka? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ka, Xoghayaha Difaaca Mudane Lloyd J. Austin, iyaga oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hey’adda NISA oo Sheegtay in 40 Al-shabaab ah Lagu Dilay Shabeellaha Hoose Hay’adda sirdoonka iyo nabad-sugidda Qaranka NISA oo kaashanaysa saaxiibada caalamka ayaa sheegtay howlgal qorsheysan ay wadajir uga fuliyeen gobalka Shabeelaha hoose gaar ahaan beerta Faay Yuusuf oo u dhow tuulada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Labada Aqal Kulan Ka Yeeshay Dardargelinta Howlaha Baarlamaanka Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargaysa,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgalka ATMIS oo Billaabay Dhimista Ciidamadooda Guda Soomaaliya Howlgalka kumeelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa billaabey dhimista Ciidamada, iyada oo la raacayo Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSCR) ee tirsigiisu yahay 2628 (22) iyo 2670…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya oo Dadaal Ugu Jira Sidii Cunaqabateynta Hubka Looga Qaadi Lahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa gaaray magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxda Dowladda Labadeeda Heer oo Ku Baaqay Joojinta Dagaalka Garoowe Magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa wali ka taagan xiisadda u dhaxeysa ciidamada kala taabacsan maamulka iyo kuwa mucaaradka ah, waxaana dagaal shalay ka bilowday magaalada uu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Xasilinta oo Howlgallo Ka Bilaabay Duleedka Caasimadda Ciidamada xasilinta caasimadda ee Police Militaireayaa howlgallo lagu xaqiijinayo amniga waxaa ay ka bilaabeen deegaannada duleedka ka ah caasimadda ee Muqdisho, ciidankaan oo aad u fara badan ayaa saacadihii ugu…