1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Madaxeedka IGAD oo War-saxaafadeed Laga Soo Saaray. Shir madaxdeedka dalalka ku midaysan urur goboleedka IGAD oo dalka Jabuuti ka furmay 12-June ayaa gabangabadiisa laga soo saaray war-murtiyeed taageero siinaya dowladda Soomaaliya, kaas oo nuxurkiisu ahaa: 1. In…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Xamse oo Daah-furay Dhoofinta Hilibka Xoolaha Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,ayaa maanta oo daah-furay dhoofinta hilibka xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo dalka Sacuudiga. Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku tilmaamay tallaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo Warta Nabadda Ka Dhagaxdhigay Waddo Laami ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay Wadada Maxamuud Xarbi ee Degmada Warta Nabadda, taasi oo isku xirta Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho Stadium…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Magaalada Boosaaso oo Xukun Ku Ridday Shan Dhallinyaro ah Maxkamadda Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa xukun ku ridday shan dhallinyaro ah oo lagu helay in qoys danyar ah oo ku nool Magaalada Boosaaso ay dhawaan kula kaceen fal…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamad Diiday Amarkii Booliska Sweden Ku Mamnuuceen Gubitaanka Kitaabka Quraanka Maxkamad racfaan ah oo ku taalla dalka Sweden ayaa Isniintii sheegtay, inaanay boolisku awood sharci u lahayn, inay diidaan ama hor-istaagaan mudaharaado la qorsheeyey oo la doonayey in lagu gubo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaxooti Soomaali Ku Jirto oo Laga Soo Daadgureeyay Libiya oo Laga Geeyay Ruwanda Qaxooti magangalyo doonka ah oo tiradoodu gaareyso 134 ruux ayaa waxaa laga soo daadgureeyay dalka Liibiya waxaana ay si nabad ah ku gaareen dalka Ruwanda, iyadoo halkaas oo si daaran…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaar Gaarsiisay Degmada Afmadow Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa gargaar Beni’aadannimo waxa ay gaarsiisay degmada Af-madow ee gobolka Jubbada hoose. Gargaarkan ayaa loogu talagalay dadka abaaraha ay ku saameesay degaannada iyo baadiyaha fog ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kumannaan Kalluun ah oo Kusoo Caariyay Xeebaha Dalka Mareykanka kumannaan kalluun ayaa dhintay kuna soo caariyay xeebta Dhinaca Gacanka ee gobolka Texas ee dalka Mareykanka, arrintaan ayaa siyaabo kale duwan looga hadlay, waxaana wali aan la shaacin sababta keentay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu Madaxweyne Xasan Shiikh Ka Yiri Shirka IGAD uu Khudbad Ka Jeediyay? Madaxweynaha JFS mudane Xasan Maxamuud oo ka qeybgalaya meertada 14-aad ee shirka IGAD ayaa ka hadlay guulaha amni iyo siyaasadeed ee ay ku tallaabsatay dowladda Soomaaliya iyo halganka dalka lagaga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Ka Tirsan Milatariga Soomaaliya iyo Daraawiishta KG oo Ku Dagaalamaya Baraawe Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Milatariga dowladda federalka Soomalaiya iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka qarxay magaalada Baraawe ee caasimadda maamulkaas, warar kale duwan ayaa…