1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Recep Tayyip Erdogan oo Markii Labaad Ku Guuleystay Madaxweynaha Turkiga Guddiga dooashooyinka dalka Turkiga ayaa ku dhawaaqay in Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ku guulestay doorashadii maanta ka dhacday dalkaasi,isaga oo helay codad gaaray 52.91%, halka Kemal Kılıçdaroğlu uu helay 47.09%,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hey’adda NISA oo Ka Warbixisay Horjooge Isku Dhiibay Dowladda Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaacisay in gacanta dowladda uu soo galay xubin sare oo ka tirsanaa kooxda Al-shabaab kaas oo xilal kala duwan kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo Gargaar u Dirtay Magaalada Baraawe Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa Maanta deegaan xeebeedka Jasiira ee duleedka Magalada Muqdisho ka dirtay seddax Doonyood oo sida Shixnad Mucaawino ah taas oo ku wajahan Magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Codbixinta Wareega Labaad Ee Doorashada Turkiga oo Maanta Bilaabanaysa Muwaadiniinta Turkida ayaa maanta markale codkooda ka dhiibanaya doorashada madaxweynanimada Wareegga labaad, waxaana ay soo dooran doonaan madaxweynaha hoggaamin doona Jamhuuriyadda Turkiga, iyadoo si aad ah isugu hayaan Madaxweynaha talada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: War-murtiyeedka Laga Soo Saaray Shirka Wadatashiga Qaran Waxaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka wadatashiga Qaran, kaas oo afartii maalin ee lasoo dhaafay ka socday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana looga hadlay muddadii uu socday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Jamhuuriyadda oo Ka Qeyb Galay Janaasada Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Xubinihii Golaha Sare ee Dowladdii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Sagootiyay Safiirkii Dowladda Mareykanka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Mudane Larry André Jr oo ay dhammaatay muddo-xileedkiisii diblumaasiyadeed ee uu…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka oo Maanta Daahfuray Imtixaanka Shahaadiga+Sawirro Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Ra”iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa saaka daahfuray Imtixaanka Dugsiyadda sare ee fasalka 12-aad, kaas oo lagu gelayo 114 goobood oo ka kala tirsan gobollada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Ruuska? Wasiirka arrimaha Dibadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Moscow ee dalka Russia ayaa kulan la qaatay Dhiggiisa dalkaas Sergey Lavrov oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhinacyada Ku Dagaalamaya Sudan oo Lagu Eedeeyay Dabiyo Dagaal Dagaalka ka socda wadan ka Sudan ee u dhaxeeya xoogaga isku haya awoodda dalkaas ayaa waxaa lagu eedeynayaa in ay gaysteen dambiyo dagaal, kadib markii la duqeeyay isbitaallo ku yaalla…