1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirweynaha Dhallinyada Qaranka oo Galay Maa;intii Labaad Shirweynaha Qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa galay maalintiisii labaad kaa uu shalay muqdisho ka daahfuray Raa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre. Shirkaan ayaa waxaana ka soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaal Laga Cabsi Qabo Sudan Kadib Xilkaqaadistii Ku-xigeenka Mitariga, Magaalada Khartoum ee dalka Sudan iyo magaalooyinka kale ee dalkaasi ayaa waxaa laga soo wariinayaa in ay ka jirto xaalad deganaan ah, walow ay juraan walaac laga muujinayo inuu dagaal…
2 daqiiqo Sheeko:War Qurbojoogta Turkida oo Maalintii Labaad Codkooda Dhiibanaya, Xilli Isxulufeysiga Xisbiya uu Bilowday Muwaadiniinta dalka Turkiga ayaa maalintii labaad codadkooda ka dhiibanaya wadamada caalamka goobo kamid ah oo loo asteeyay in ay ka codeeyaan Qurbajooga, Wareegga labaad ee doorashada, waxaana codeyntu ay socon…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Ra’iisulwasaare Xamse oo Goobjoog Ka Ahaa Shaacinta Natiijada Imtixaanka Macalimiinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qayb galay munaasabadda shaacinta natiijada saddexdii kun ee macallin dowladdu qaadatay oo maanta si toos ah u soo…
2 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisulwasaare Xamse oo Furay Shirweynaha Dhallinyada, Isaga oo Baaq Diray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu dhaqangelinayo Siyaasadda Qaran ee Dhallinyarada. Shirkan oo ah kii 9-aad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiir Uureeyay Ku-xigeenkiisa iyo Arrintaas oo Buuq Ka Dhex Dhalisay Dowladda Wadanka Dimuquraadiga ah ee Gongo ayaa waxaa ka dhacday arrin dhif iyo naadir ah, taas oo baraha bulshada hadal heyn badan ka abuurtay, kadib markii saxaafadda dalkaas ay baahisay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyaha Milatariga Sudan oo Shaqada Ka Ceyriyay Ku-xigeenkiisa Taliyaha ciidamada Sudan Lt Gen Abdel Fattah al-Burhan ayaa shaqada ka ceyriyay ku xigeenkiisa iyo taliyaha ciidamada degdega ah ee RSF Mohamed Hamdan Dagalo, oo loo yaqaan Hemedti, kaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qurbajoogta Turkida oo Maanta Codkooda Dhiibanaya, Halka Ololihii Ugu Xooganaa ay Socdaan Doorashada Turkiga oo la gudo galay wareegga labaad ayaa waxaa maanta oo Sabti ah bilaabatay codbixinta ay ka qeyb qaadanayaan muwaadiniinta dalka Turkiga, kuwaas oo ku kala sugan wadamada caalamka,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya oo Gaaray Laascaanood Wararka ka naga soo gaaraya magaalada Laascanood ayaa sheegay in wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta dowl Federalka Soomaaliya, Jaamac Xasan Khaliif uu tagay magaalada, Wararka ayaa intaa ku daraya in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Bankiga Dhexe oo Burburkii Kadib Ka Qeyb Galaya Shirka Todobaadka Lacag Bixinta Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysey mudo 32 sano ah kadib ka qeyb galay shirka sanadlaha ah ee Global Payment Week 2023 ( GPW) oo sanadkan lagu qabtay…