1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senatorrada Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Sharci Cusub oo Muhiim ah Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka ayaa maan kulan isgu yimid, kaas uu shir guddoomiyeyay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin: Dagaalka Laascaanood iyo Dhinacyada oo Siyaabo Kale Duwan Uga Hadlay Dagaal xooggan oo dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ayaa wali ka socda duleedka Laascaanood, xilli ay dhinacyo siyaabo kale duwan uga hadleen dagaalka dhacaya, waxaana jirta dhinacyadu dagaalka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rabshado Xooggan oo ka Taagan Magaalada Qudus ee Daanta Galbeed. Nin asalkiisu ka soo jeeda Israel laakin haysta dhaslahada Mareykanka ayaa lagu toogtay daanta galbeed ee la haysto ee Qudus, iyadoo ay sii kordhayaan rabshadaha halkaa ka taagan. Ninkaan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo Si Adag Uga Hadlay Dhacdadii Isgoyska Siinaay, Isaga oo Fariin Diray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa waxaa uu hadlay shaqaaqo ka dhacay isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho, taas oo dhilasay dhimasho iyo dhaawac…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Xooggan oo Markale Ka Qarxay Laascaano iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Milatariga Somaliland iyo xoogagga SSC ayaa saakay markale dib uga qarxay duleedka Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo ciidanku isku horfadhiyeen oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowlaha Soomaaliya iyo Qatar oo ka Wadahadlay Gurmadka Abaaraha Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta musiibooyinka Qaran Mudane Mahamoud Moallim Abdulle ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya danjire Abdullahi Bin Salem Al Nuaimi, xilli guddoomiyaha uu booqasho ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hanti-dhorha Qaranka oo Kulamo Kala Duwan La Qaatay Howlwadeennada Xaafiiska Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulamo gaar ah la yeeshay howlwadeennada kala duwan ee Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo dhawaan uu hoggaankiisa la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisulwasaare Xamse iyo Wafdiga Ururka Iskaashiga Islaamka? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka oo uu hoggaaminayey Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Arrimaha Siyaasadda, Danjire Yousef…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Hooyo Dhallan Sideed Cisho oo Kasoo Imtixaanka Macalimiinta Laga Qaadayo Maanta waxaa si isku mid ah magaalooyinka Muqdisho iyo caasimadaha dowlad goboleedyada ka furmay Imtixaanka 3000 ee macalin oo ay qaadaynayso wasasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare, kaas oo uu…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Ra’iisulwasaare Xamse oo Daahfuray Imtixaanka Malimiinta Ee Wasaaradda Waxbarashada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta daah furay Imtixaanka shaqaaleysiinta 3000(Saddex kun) oo Macallin oo ay qaadaneyso Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare. Ra’iisul Wasaaraha…