1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Booqday Qeybo Kamid ah Xarumaha Dowladda Jabuuti Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta booqday xarunta isgaarsiinta dowladda Jabuuti. Ra’iisul Wasaaraha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka oo ka digtay Roobab daadad wata oo ka da’a Dalka Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka ayaa sheegtay in laga cabsi qabo todobaadyada soo socda in qaybo kamid ah dalka ka da’aan roobab dabeylo wato. Todobaadka labaad ee bisha ayaa la filaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda oo la wareegay Wabxo Wararka naga soo gaarayo deegaanka Wabxo ee hoostaga degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud, ayaa sheegaya in ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ah ay la wareegeen deegaanka. Dagaal qaatay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka dowladda oo kaabiga ku hayo Wabxo iyo dagaal ka dhacay deegaan hoostaga Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal xoogga oo ciidanka dowladda oo taageero ka helay kuwa deegaanka iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaan hoosyimaada magaalada Wabxo ee gobolka Galgaduud, deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Hey’adda NISA oo Muqdisho kulan kula qaadatay dhowr wasaardoo iyo shirkado Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kulan looga hadlayay sidii loo joojin lahaa maalgalinta ururrada lagu tuhmo Argagixisanimada, waxaana kulankaan kasoo qeyb galay taliyaha hey’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Fiqi oo kulan la qaatay guddoomiyaha hey’adda maareynta musiibooyinka Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay guddoomiyaha hey’adda maareynta musiibooyinka ee SODMA. Kulankan oo uu wasiirku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iiusl Wasaare Xamsa oo lagu soo dhaweeyay Jabuti Ra’iisulwasaraha dalka iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuti ee dalka Jabuti, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay dhiggiisa Cabdulqaadir Kaamil Maxamed. “Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Xamsa oo u ambabaxay dalka Jabuti Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa goordhaw safar ugu ambabaxay dalka Jabuti. Ra’iisulwasaare Xamsa ayaa casuumaad ka helay dhiggiisa Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti, Cabdulqaadir Kaamil Maxamed.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xaalad Deganaan ah oo laga dareemayo Qaayib iyo Ciidamo gurmad ah oo gaaray Waxaa xaalad deganaan ah laga dareemayaa deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud oo maanta ay ku dagaalameen Al-shaabaab iyo ciidanka dowaladda oo taageero ka helayo kuwa deegaanka, waxaana kasoo baxaya warar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shirka Cimilada Adduunka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay shirka caalamiga ah ee Cimilada Adduunka. Shirkaan ayaa ka qabsoomay magaalada Sharma ee dalka Masar, waxaana ka qayb…