1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Dowladda Soomaaliya oo Adeegyada Aasaasiga ah Ka Hirgelinaysa Deegaannada Laga Saaray Al-shabaab Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa adeegyada dowliga ah iyo kaabeyaasha aas-aasigaa ee nolosha bulshada ka hirgelinaysa deegaanada laga saaray kooxda Alshabaab ee gobolka Hiiraan, waxaana hadda tuulooyinka fog fog.
1 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Dibadbaxyada Kenya oo Sii Socda iyo Xuska Dibadbixii 1990-kii oo Maanta Dalka Ka Dhacaya Sanad walba waxaa dalka kenya laga xusaa 7-da Luulyo oo ah maalin taariikhi u ah dalka, islamarkaana loo yaqaan Saba Saba ama todobada bisha 7aad, taas oo lagu xasuusto Dibad-baxyo lagu dalbanayay dimuqraadiyadda.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga, Warar & Warbixino Ciidamo Isku-dhaf ah oo Lakala Dhexdhigay Beelo Ku Wada Dagaalamay Galbeedka Mudug Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug Maamulada ayaa ku guuleystay in ciidamo isku dhaf ah ay kala dhex dhigaan beelaha dhowaan ku dagaallamay deegaannada galbeedka Mudug, waxaana sidoo kale lagu heshiiyay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Mar Kale Dib uga Qarxay Luuq iyo Barakac Ka Socda Xaafadaha Magaalada Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in saaka halkaasi uu ka socdo dagaal qaraar oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed, dagaalkaan ayaa daba socday dagaal shalay ka dhacay gudaha magaalada.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Sidee Xal Loogu Heli Karaa Jaamka Badan ee Waddooyinka oo Inta Badan Dhib Lagu Qabo? Magaalada madaxda dalku sanadba sanadka ka dambeeya way sii koraysaa, baaxad ahaan iyo bulsho ahaanba, waxaana koritaankaas qeyb ka ah kororka jaadadka kala duwan ee gaadiidka sida maalin laha ah u dhex mushaaxaya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay Ka Wadahadleen Wasiirka Shaqada iyo Madaxda Hey’adaha UNDP Soomaaliya iyo MIP? Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay mas’uuliyiin sare oo ka socday Xafiiska UNDP Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay xaalada Gaza iyo Isbedel Ku Yimid Hindisaha Xabadjoojinta Ururka Xamaas ayaa si rasmi ah u aqbalay hindisihii soo jeedinta madaxweyne Biden ee ahaa xabad joojin iyo in Israa’iil iyo Xamaas ay is weydaarsadaan la heystayaal iyo qodobbo kale, arrintaan ayaa u muuqa mid hoos.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Maxay Ka Wadahadleen Ergay Qaramada Midoobay iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo Ku Kulmay? Ergeyga kumeel gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan oo gaaray magaalda Baydhabo ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Dowladda iyo Daraawiishta Jubbaland oo Shabaab Kala Wareegay Deegaan Ka Tirsan Jubbada Hoose Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland oo is kaashanaya ayaa galabta kooxda Alshabab kala wareegay deegaan istiraatiiji ah oo lagu magacaabo Filfile, kaas oo dhaca waqooyiga deegaanka Buulaxaaji ee gobolka Jubbada Hoose.
7 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Khudbaddii Madaxweynaha uu Maanta Ka Jeediyay Furiyaanka Kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khodbad ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 5-aad ee baarlamaanka, khudbadda madaxweynaha ayaa taabanaysay dhinacyo badan.