1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Garsoore Mareykanka ah oo Madaxweyne Biden Ka Hor Istaagay Dhaqangelinta Xeer Cusub Garsoore Maraykan ah ayaa maamulka madaxweyne Biden ka hor istaagay inuu dhaqan geliyo xeer cusub oo ka dhan ah takoorka ku salaysan aqoonsiga jinsiga ee daryeelka caafimaadka, xilli madaxweyne Biden uu caqabado wajahayo.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Doorashada Baarlamaanka Biritain oo Maanta Loo Dareerayo iyo Xisbiga Talada Haya oo Cabsi Soo Wajahday Guud ahaan Dalka Britain, waxaa maanta oo Khamiis ah ka dhaceysa doorasho baarlamaani ah oo waqtigeeda laga soo hormariyay, iyada oo si aada loo saadaalinayo in xisbiga mucaaridka ah ee Shaqaalaha uu guul weyn kasoo hoyn doono.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Howlgal Ka Dhacay Shabeellaha Hoose oo Lagu Dilay Xubno Shabaab Ka Tirsan Howlgal sifeyn ah oo maanta ay fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu dilay in ka badan 10 Shabaab iyo horjoogayaal ah oo ka tirsanaa Shabaab, iyadoo tiro intaas ka badan lagu dhaawacay howlgalka.
2 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Madaxweynaha Mareykanka oo Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Xuska Luulyo Farriin qoraal oo uu soo diray Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Joe Biden oo nuqul ka mid ah Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ay soo gaarsiisay Safaaradda Dowladda.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Sugan Saldhig Ciidan oo Ku Yaalla Gobolka Sh/ Dhexe Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur-galaya xaaladda Ciidamada Qalabka Sida iyo furimaha dagaalka ka dhanka ah Shabaab ayaa deegaanka Wargaadhi.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Sheegay in Qorshaha Xukuumadda Yahay in %50 Miisaaniyadda Dalka ay Ka Timaaddo Kalluumeysiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray Toddobaadka Qaran ee Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliya, ayaa sheegay in la joogo xilligii ay dadka.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Daahfuray Shir Weynaha Todobaadka Kalluumaysiga Soomaaliya Ra’iisul wasaaraha wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada muqdisho ka furay shirweynaha todobaadka kalluumaysiga dalka oo looga hadlayo sidii looga faa’iidaysan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isbuurasho Ka Dhacday Hindiya oo Sababtay Geerida In Ka Badan 120 Ruux Inta la xaqiijiyay 121 ruux ayaa geeriyooday isbuurasho ka dhacday goob uu ka socday kulan diimeed oo ballaaran oo ay isugu yimaadeen dadka rumaysan madhadka hinduuga ee dalka Hindiya.
2 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Banaanbaxyo Ruxay Caasimadda Kenya Xilli Dukaamo Hor Leh Boob iyo Gubis Lagu Sameeyay Bannaanbaxyo waaweyn kale oo rabshado watay ayaa dib ugu qarxay caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, xilli kii ugu ballaarnaa Talaadadi shalay ka dhacay magaalooyinka waaweyn ee dalka Kenya oo ay ku jirto magaalada caasimadda ah.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqanka & Buugta In Ka Badan 50 Diblomaasiyiin ah oo Kenya Ku Saxiixay Buuga Tacsi Prof. Jawaari Diblomaasiyiin aad u badan ayaa saxiixay buuga tacsida ee Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Allaha u naxariistee Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari, oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho.