1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamadda sare ee Mareykanka oo Xasaanad Ballaaran Siisay Trump Xilli loo Diyaariyay Maxkamadeyn Go’aanka Maxkamada ayaa ka dhigan in dib u dhac uu ku imaan doono maxkamadeynta Trump ee kiiska rabshadihi ay qaar ka mid ah taageerayaashiisa ku weerareen xarunta Coongareeska horraanti sannadki 2021-ki.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh Ka Yiri Wadahadallada Ka Socda Magaalada Ankara? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay shir wasiirrada arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Itoobiya ugu soo gabangaboobay magaalada Ankara.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Soomaaliya iyo Itoobiya Ku Dhexmaray Turkiga? Dawladda Turkiga ayaa magaalada Ankara ku casuuntay Wuufuud kala matalaysa Soomaaliya iyo Ethiopia si looga wadahadlo xiisadda taagan.
1 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Boqorka Ingiriiska oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Maalinta Qaranimada 1-da Luulyo Boqorka dalka boqortooyada midowday ee Ingiriiska mudane King Charles ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta ciidda qaran ee sanad guurada 64-aad ee 1-da Luulyo.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeybgalay Xuska 1-da Luulyo oo Ku Baaqay Midnimo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda xuska sannad guurada 64-aad ee xornimada iyo Midnimada dalkeenna ayaa shacabka Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Raxan Diyaarado ah oo 34 Sano Kadib Kasoo Muuqday Dabaaldegga Xuska 1-da Luulyo Xilli ay maanta ku beegantay 1-da Luulyo oo ah markii ay gobollada Koonfureed ee dalku madax-bannaanidooda ka qaateen gumeystihii Talyaaniga, islamarkaana ay waqooyiga iyo koonfurta dalku ku Midoobeen Jamhuuriyaddii koobaad.
4 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah 1-da Luulyo iyo Sida Looga Xusay Gobollada Xilli Calanka Buluugga 33 Sano Kadib Laga Taagay Laascaanood Munaasabadda xuska 1-da Luulyo ayaa habeenkii xalay siweyn looga xusay dowlad goboleedyada dalka, taas oo lagu weynaynayay maalintii xornimada qaateen gobollada Koonfureed iyo midowgii labada gobo lee lagu unkay Jamhuuriyadda Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Maxaad Ka Taqaanaa Suugaanta u Gaarka ah Xuska Maalinta Qaranimada Soomaaliya ee 1-da Luulyo? Ka sokow halganka hubaysan ee loo soo galay gobanimada iyo madax-bannaanida dalkeena, waxaa jiray rag suugaanuahanno ah oo guubaabo iyo tirtirsiin uga qeyb-qaatay sidii gumeystaha laysaga dulqaadi lahaa.
1 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Guutooyin ka Tirsan Ciidanka Qaranka iyo Diyaarado Ka Qeyb Qaadanaya Munaasabada Xuska 1-da Luuliyo. Munaasabada Xuska 1-da Luuliyo ayaa maanta si weyn looga xusaya meelo badan oo ka mid ah dalka, Munaasabadaan ayaa uga duwan Munaasabadihii hore in ay ka qeyb qaadanayaan diyaarado helicopter ah kuwaasoo hawada sare.
1 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey Maalinta Xornimada iyo Midowga ee Luulyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Luulyo ee xornimada dalkeenna.