1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Imtixaanka Shaahaadiga ah oo Lasoo Gabagabeeyay Waxaa maanta lasoo gabagabeeyay Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiga sare oo sanad waliba ay qaado wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare, waxaana sanadkaa u fariistay 35,000 oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Boqolaal Dad Ah oo Ku Dhintay Dhulgariir Ka Dhacay Afghanistan Ugu yaraan 255 qof ayaa ku dhintay dhulgariir cabirkiisu yahay 6.1 oo ku dhuftay koonfur bari dalka Afgaanistaan, sida ay saraakiil u hadashay Taliban ay sheegeen. Dhul-gariirku wuxuu ku dhuftay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka QM oo Cambaraysay Weerar Dad Lagu Dilay oo Ka Dhacay Itoobiya Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa cambaareeyay xasuuq lagu xasuuqay dad rayid ah oo ka dhacay Ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya. “Xoghayaha guud wuxuu dhaleeceynayaa dilka la sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF oo Sheegtay In La Dhameystiray Wajiyo Cusub oo Ah Qorshaha Deyn Cafinta Soomaaliya Guddiga Sare ee Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) ayaa 17-kii Juun dhameystiray dib-u-eegistii labaad iyo saddexaad ee hannaanka amaahda ee la dheereeyay (ECF) ee Soomaaliya. Go’aanka guddiga ayaa awood u siinaya…
2 daqiiqo Sheeko:War Fahad iyo Mahad oo Dib Loo Dooranayo Kuraastoodii Golaha Shacabka Xubnaha baarlamaanka labada aqal ee dalka ayaa dhammaan xaadir ku ah mataaladda kuraasta deeganada ay wakiilka ka yihiin, markal laga reebo laba kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Zelensky : Wamada Afrika Waxa La Haystayaal Ay U Yihiin Ruushka Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa dalalak qaaradda Africa ku eedeyay in ay yihiin la heystayaal Ruushka u xareysan. Zelensky, oo ka hadlayay shirka Midowga Afrika (AU), ayaa tilmaamay in wadamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ruushka oo Hanjabaad U Diray Dal Ka Tirsan Yurub Xukuumadda Moscow ayaa canjabaad dusha kaga tuurtay dal ka tirsan qaaradda Yurub, kaas oo ay uga digtay in uu xayiraad saaro badeecadaha u kala goosha dalkiisa iyo dalkaas. Lithuania oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Rooble oo Guddoomiyay Shirkii Ugu Dambeeyay Ee Golaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya ee shaqada ka sii tagaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirkii ugu dambeeyay Golaha Wasiirrada, kaas oo dib loogu eegay howlihii u qabsoomay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Ridday Xukunno Kale Duwan Maxkamadda darajada koowaad ee ciidan qalabka sida ayaa maanta xukunno kale duwan ku ridday rag ka tirsan Al-shabaab, kuwas oo xeer ilaalintu kusoo eedeysay geysashada dil iyo kamid ahaanshiyaha xoogaga…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 11 Khatar Dhaqaale oo ay Dowladda Xasan Sheekh Wajihi Karto 2022-ka! Waxaa bartamihii bishii May ee sanadkan dalka ka dhacay isbadal siyaasi ah, iyada oo laga gudbay sanad iyo bar hubanti la’aan iyo firaaq dastuuri ah ahaa, sidaasi ay tahay maamulkan…