1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Cusub ee Mareykanka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Khamiis ah Caasimadda Muqdisho kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland: Siyaasi Xabsiga Loo Taxaabay iyo Rabshado Looga Soo Horjeedo Ka Dhashay oo Soconaya Dibadbax xoogan ayaa ka socda agagaarka garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa ka dib markii xabsiga loo taxaabay siyaasi ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee wadani oo halkaas ka soo degayay.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed oo Howlgal Ka Sameeyay Gobolka Baay Ciidanka Daraawiishta dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo ka dhan ah kooxda Alshabaab ka sameyey Deegaano hoos yimaada Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay, xilli dhowaan gobolka saraakiil lagu dilay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Filibiin oo Dhiggeeda Shiinaha Ku Eedeysay Burcad Badeednimo iyo Qalqalgelin Filibiin ayaa ku eedaysay Ilaalada Xeebaha Shiinaha inay u dhaqmaan sidii burcad-badeed, iyadoo sheegtay in ciidan ku hubaysan mindiyo iyo warmo ay qalqal geliyeen maraakiibtooda iska horimaadkii ugu dambeeyay.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Israel Ku Eedeysay jabinta Shuruucda Caalamiga ah ee Dagaalka Warbixin kasoo baxday Xafiiska xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in duqeymaha Israel ay ka waddo Gaza “laga yaabo in ay si isdaba joog ah u jebiyeen mabaadi’da aasaasiga ah ee sharciyada dagaalka.”
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Bilaabaya Dib U Habeynta Hannaanka Shaqo ee Wasaaradda Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa sheegay inuu dib u habeyn ku samayn doono qaab-dhismeedka maamul iyo hannaanka shaqo ee Wasaaradda.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo Kulan Yeeshay? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, kulanka oo looga hadlay arrimo dhowr ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Ruushka oo Booqasho Ku Tagay Kuuriyada Waqooyi iyo Heshiiska Putin iyo Kim Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku tagay Kuuriyada Waqooyi muddo 24 sano ah, isagoo wacad ku maray inuu sii xoojin doono xiriirka ganacsi iyo amni ee uu la leeyahay dowladda.
5 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Wax Ka Agow Asteynta Goobaha ay Dalku Ka Socdaan Dagaal Beeleedyo iyo Khasaarahooda? Marka laga yimaado khasaaraha ka dhasha dagaalka lagula jiro kooxda Shabaab, dagaal beeleedyada waa kaalinta 2aad ee lagu hoobto, iyada oo ay ka dhashaan dhimasho, dhaawac, barakac iyo dhibaato qaarkeed jirta qarniyo.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Kenya oo Wajahaysa Sicir Barar iyo Hoos u Dhac Dhaqaale iyo Dibadbaxyo Bilowday Dowladda Kenya ayaa dib uga laabatay qorshe muran dhaliyay oo ay ku soo rogtay canshuuro badan, madaxtooyada Kenya waxay sheegtay in wax laga beddelayo hindise sharciyeedka ka caraysiiyay dadweynaha.