1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxaa Looga Hadlay Shirka Switzerland ee uu Guddoomiyay Madaxweyne Xasan Sheekh? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan arrimaha nabadda, amniga caalamiga ah iyo ganacsiga oo ka dhacay Switzerland.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qorshaha Istaraatiijiyadda 5 Sano ee Hey’adda Socdaalka oo Muqdisho Lagu Daahfuray Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) Mudane Ahmed Said Mohamed ayaa daah furay qorshaha istiraatiijiyadda hay’adda ee 5-ta sano ee soo socota.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo Maxkamadeynaya Wariye Mareykanka ah oo Basaasnimo Lagu Eedeeyay Dacwad oogayaasha Ruushka ayaa sheegay in saxafiga Mareykanka ee Evan Gershkovich la horgeyn doono maxkamad magaalada Ural, kadib markii lagu eedeeyay inuu u shaqeynayay hay’adda CIA-da Mareykanka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Talisyo Cusub Ku Biiriyay Ciidanka Xoogga Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iyada oo laga duulayo dib u habeynta iyo dardargalinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo soo jeedinta.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wadahadlay Dhameystirka Shuruucda Nabad-gelyada Waddooyinka Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada H.E Fardowsa Osman Egal oo uu wehlinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Bashir Moallim Ali Hassan ayaa kullan miro dhal ah la qaadtay Mudane Jean Todt.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubno Ka Tirsan Al-shabaab oo Isku Dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Qeybta 60-aad ee KGS Xubno ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan deegaanka Goof guduud ee gobolka Baay, waxaana soo dhoweeyay ciidanka xoogga iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Maxaa Looga Hadlay Kulanka Todobaadlaha ee Golaha Wasiirrada Soomaaliya? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaasoo siweyn looga hadlay arrimaha amniga ku saabsan.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo La Kulmay Madaxda Jaaliyadda Soomaaliyeed Safiirka Dowladda Federalka Soomaaliya ee dalka Koofur Afrika danjire maxamed Shiikh Isaaq ayaa kulan la qaatay Madaxda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas, isaga oo kala hadlay arrimo dhowr ah oo ku aadan xaalkooda.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiir Roobow oo Ka Warbixiyay Halka uu Marayo Adeegyada Loo Qabanyo Xujeyda Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowlada Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kulan xogsiiin iyo Casho sharaf ah u sameeyey qaar ka mid ah Masuuliyiinta dowlada Federaalka.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ruushka iyo Belarus oo Bilaabay Dhoolatus ay Wadajir Ugu Sameynayaan Hubka Nukliyeerka Ruushka iyo Belarus ayaa bilaabay wajigii labaad ee dhoolatuska hubka nukliyeerka , taas oo qayb ka ah dadaalka Moscow ee lagu niyad jabinayo reer galbeedka si ay u joojiyaan taageerada Ukraine.